Xisbiga Baashaalka Puntland.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by barbarossa »

Waxaa manta oo bisha January ahayd 7, 2013, looga dhawaaqay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, xisibi cusub oo lagu magacaabo Xisbiga Baashaalka Puntland. Kusimaha gudumiyaha xisbiga Ingineer Cabdirizak Cusmaan Geele ayaa shir jaraaid oo faahfaahin uga biixanayo xisbigan cusub ku qabtey hotelka Red Sea ee ku yaal bartamah magaalada Boosaaso .
Gudoomiyuha waxuu carabka ku dhuftay sababaha kalifey xiligan in ay xisbigaan cusub ay uga aasaasan gudaha Puntland. Waxay Puntland manta soo foodsaaray xaalado siyaasadeed iyo mid bulsho oo aad u adag, haddii aan si deg deg wax looga qabana khalkhal garin kara jiritaanka Puntland ayuu yiri Ingineer Cabdirizak.
Isaga oo hadalkiisa sii wadda ayuu ingineerku wuxuu carabaabey qaarkamid ah qodobada Xisbiga Bashaalka Puntland aasaaska u ah oo ay kamid yihiin:

• Ilaalinta iyo sugidda xuquuqda bulshada Puntland u leeyihiin inay sidey rabaan u baashaalaan.
• Inay umaddu si xor ah u baashaasho waa shay muqadas ah oo aan ninna hor istaagi karin.
• Ummad baashalka laga xanibay horumar weligeed magaarto.
• Sugidda amaanka iyo hantida mid bulsho iyo mid gaar ah.
• Waxkaqabadka iyo kobcinta waxbarashada iyo caafimaadka.
• Ladagaalanka argagixisada iyo burcad badeedka.
• Horumarinta iyo hirgalinta mabda kudhisan cadaalad iyo dimiqoraadiyad.

Ugudambeyn kusimaha gudoomiyaha Xibiga cusub ee Baashaalka Puntland, Ing. Cabdirizak Cusman Geele, wuxuu mahad balaaran usoo jeediyey dhamaan dadkii suuro geliyey soo dhisidda xisbigan la rajeynayo inuu bulshada Puntland usoo hooyo guulo badan sanadaha soo socdo haddii alla idmo.
Landerious
Posts: 228
Joined: Wed Jul 20, 2011 7:27 am
Location: Madgascar

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by Landerious »

Barbarossa, will they be getting your vote? :lol:

Btw, as the gudoomiya of dhakhda bila xadka xusbi, I welcome this new xisbi of puntland whom we share some values and ideals with
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by TheblueNwhite »

Where do i sign to join in? baashaal time is NOW, in Baashaal WE trust. :lol:
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by barbarossa »

TheblueNwhite wrote:Where do i sign to join in? baashaal time is NOW, in Baashaal WE trust. :lol:
Blue, I am not at all surprised that you have declared yourself an ardent supporter of this new political entity. This new party, Xisbiga Baashaalka Puntland, is already proving itself widely popular throughout the region. You should have seen the massive crowds gathered yesterday in Bosaaso to attend its introduction; it was simply mindblowing. Anyways, if you care to join this party, and let us face who does not want it?, all you have to do is to visit their website @ xisbigbashaalkapuntland.com and signup for membership there.
User avatar
Based
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3956
Joined: Tue Sep 06, 2011 5:23 pm
Location: Can't think of anything witty or interesting

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by Based »

These guys are thinking too small, Xisbiga Baashaalka would easily sweep any national election.

Dam ul Jadiid? Dam ul gtfo

:stylin:
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by abdisamad3 »

fake news.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by barbarossa »

Based wrote:These guys are thinking too small, Xisbiga Baashaalka would easily sweep any national election.

Dam ul Jadiid? Dam ul gtfo

:stylin:


Based, it is funny that you have mentioned this, because, according to reports currently circulating in the media, this popular party has already hinted going national in the near future.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by barbarossa »

Landerious wrote:Barbarossa, will they be getting your vote? :lol:

Btw, as the gudoomiya of dhakhda bila xadka xusbi, I welcome this new xisbi of puntland whom we share some values and ideals with
Landerious, I trust that I would be excused if I seem bit reluctant to divulge an information so personal and intimate in nature.
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Xisbiga Baashaalka Puntland.

Post by TheblueNwhite »

barbarossa wrote:
TheblueNwhite wrote:Where do i sign to join in? baashaal time is NOW, in Baashaal WE trust. :lol:
Blue, I am not at all surprised that you have declared yourself an ardent supporter of this new political entity. This new party, Xisbiga Baashaalka Puntland, is already proving itself widely popular throughout the region. You should have seen the massive crowds gathered yesterday in Bosaaso to attend its introduction; it was simply mindblowing. Anyways, if you care to join this party, and let us face who does not want it?, all you have to do is to visit their website @ xisbigbashaalkapuntland.com and signup for membership there.
:lol: why are you not surprised?

Thanks for the info btw :up: :mrgreen: .
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”