
Now that shariah law

Moderators: Moderators, Junior Moderators
BlackVelvet wrote:Maxa ley sheegay in ey aminsanyihiin hadii aad oysid soonka in uu kaa jabaayo. Gabar wadankas ka imaatey aa ii sheegtey
Alchemist wrote:BlackVelvet wrote:Maxa ley sheegay in ey aminsanyihiin hadii aad oysid soonka in uu kaa jabaayo. Gabar wadankas ka imaatey aa ii sheegteycome on bv, you know that can't be true.
Actually 90% of Mali mujahideen soldiers are black afrikan TUAREG people and even some people from Chad. Wallahi most of Ansar-ad diin 90% of them are not arabs but pure madow afrikaan..DR-YALAXOOW wrote:those terrorist racist invaders who invaded Mali and distroyed the historian city of timbaktu will be kicked back to disert very soon. west african warriors army are on their way to chase this arabs back to Arabia..
bisinka, dang, you shoulda asked her for evidence where it says that.BlackVelvet wrote:Koleybabo aniga maxaa iishegtey gabar wadankaas u dhalatey. Mexey dhahdey qof aa dhintey markaas walidkeeda oo cunto cunaayo ey aragtey mexee dhahdey wah maanta malin soon waaye maxaawaye cuntada. Markaas ey usheegtey ee dhahdey ilin aa iga imatey marka wu iga jabey.
Sida ey iiga shekeysey community oo dinta sii fiican u soo bartey oo fahamsan ilama aha. Markaan u sheegey in ey ilin soonka jabinin wey i rumeysan weyse I was like seriously, it doesn't.