midi aad hurdada uga godaye gama'a kuu diiday midi aad gayaankaba u nacdaye garab ka eegaysay midi nabarkan kuu gaysate halistaba ugaadhay galabtaba hadii aay kaa tagtayo gacanta kaa taagtay nacas dheh hadi ay kaa tagtayo gacanta ka tagtay hadaad dhimato geeridu marbay noloshu dhaantaaye nafyahey guul daradu haysato hay gunuunucin dheh!!!!!! ..........alle raximiin alfanan cumar dhuule





