If you have got some minutes to spare listen this interview, it covers wide ranges of topics.
Wareysi dheer oo Shiikh Maxamed Macallin Xasan uu siiyay BBC 1994. Waxa uu ka waramayaa taariikhda noloshiisa iyo aqoontiisa.
http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/08 ... rint%253D1
Sannadkii 1994, waxaa magaaladan London soo booqday Shiikh Maxamed Macallin Xasan , oo Allaha u raxmadee ka mid ah Shiyuukhda ugu magaca weyn Soomaaliya.
Shiikh Maxamed, waxaan ku marti qaadnay Studiyaha Bush House. Waxaana wareysi dheer oo berigaaa laba qeybood u qeybsanaa ka qaaday Maxamud Shiikh Dalmar.
Qeybta hore Shiikha waxaan wax ka weydiinnay taariikhda noloshiisa iyo aqoontiisa.
Qeybta labaadna waxaan ku soo qaadannay waxa Islaamku ka qabo masaa'il caalamka ka taagnayd wakhtigaas, qaarkoodna weli ka taagan yahay.
Waraysi:Shiikh Maxamed Macallin
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
- PrinceDaadi
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2442
- Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
- Location: Daadi Island
Re: Waraysi:Shiikh Maxamed Macallin
Jzkalaahu khairan khairal jazaa. Sheikheenaana janadii fardawsa Allah ka waraabiyo aamiin.
"Fanaasu mowtaa wa ahlul cilmi axyaaun".
Dadka way dhintaan, laakiin ahlul cilmiga way nool yihiin. Sababtoo ah kitaabadi ay qoreen iyo duruusta iyo muxaadarooyinka ay duubaan ayaa maanta weli laga faa"iidaysanaa. Marka cilmiga barashadiisa aan waqti gelino.
"Fanaasu mowtaa wa ahlul cilmi axyaaun".
Dadka way dhintaan, laakiin ahlul cilmiga way nool yihiin. Sababtoo ah kitaabadi ay qoreen iyo duruusta iyo muxaadarooyinka ay duubaan ayaa maanta weli laga faa"iidaysanaa. Marka cilmiga barashadiisa aan waqti gelino.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 2535 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 9844 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 68 Replies
- 5969 Views
-
Last post by RovingMadness
-
- 27 Replies
- 2642 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 24 Replies
- 106 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 0 Replies
- 525 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 1 Replies
- 659 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 4 Replies
- 706 Views
-
Last post by bashe19
-
- 5 Replies
- 1472 Views
-
Last post by jannoman
-
- 8 Replies
- 2047 Views
-
Last post by Luq_Ganane