General Saxardiid ready to move onto Middle Jubba
Posted: Thu Jan 17, 2013 1:09 am
Commander of Government forces General Saxardiid announces military plans to capture remaining areas under Shabab including proposed capital of Jubbaland, Buale(Middle Jubba)

Taliyaha ciidamada Dowlada ee gobolada Jubooyinka Jeneraal Saxrdiid oo shir jaraaid magaalada Kismaayo ugu qabtay warbaahinta ayaa sheegay in dhowaan ay la wareegi doonaan gobolka Jubbada dhexe iyo deegaanada shabaabku kaga sugan yihiin gobolka Jubbada Hoose.Warbixinta taliyaha oo maqal iyo muuqaal ah hoos ka daawo