Page 1 of 1
Dhulalka la haysto ee Soomaalida.
Posted: Sat Jan 19, 2013 12:04 pm
by zingii
Dowladan cusub ma waxay saxiixday dhulalka ay haystaan Kiinya iyo Itobiya?
Maxaa ka jira in dowladan cusub ay tiri "xaduudaha Soomaaliya waa mukhadas"?
Hadalkaasi miyuusan ahayn mid daboolan ee macnihiisa dhabta ah uu yahay in
dhulka Soomaaliyeed uu ku kooban yahay xuduudaha caalamka wada aqoonsanyahay.
AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA MAR HADII DHULALKII INAGA MAQNAA LASAXIIXAY.
Re: Dhulalka la haysto ee Soomaalida.
Posted: Sat Jan 19, 2013 12:50 pm
by illuminatizz
We are satisfied with strong united somalia that is at peace with it self and its Neighbours and we have to respect the territorial integrity of Our Neighbours as long as they respect ours.The era of pan-somalism and Militarism is over.

Re: Dhulalka la haysto ee Soomaalida.
Posted: Sat Jan 19, 2013 12:53 pm
by CilmiDoone
Learn to sit before you can stand, before you can walk, before you can dagaalan.
"An té nach bhfuil láidir ní folair dó a bheith glic."
Re: Dhulalka la haysto ee Soomaalida.
Posted: Sat Jan 19, 2013 2:21 pm
by mahad9of9
zingii wrote:
AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA MAR HADII DHULALKII INAGA MAQNAA LASAXIIXAY.
You can continue crying, or you can get ready to fight when the time comes,,,,....
NFD and Ogadenia, the day they are ready, we are ready, cid cid baryeysaa majirto,
ma waxey ka liitaan eritereeriya? Xoog bey aqooonsi ku heleen, and meles zenawi gave up,,,...
if you fight for it, you get it, therfore man made rules must never discourage you from your rights as a human,,..
Re: Dhulalka la haysto ee Soomaalida.
Posted: Sat Jan 19, 2013 2:25 pm
by Mondey
zingii wrote:Dowladan cusub ma waxay saxiixday dhulalka ay haystaan Kiinya iyo Itobiya?
Maxaa ka jira in dowladan cusub ay tiri "xaduudaha Soomaaliya waa mukhadas"?
Hadalkaasi miyuusan ahayn mid daboolan ee macnihiisa dhabta ah uu yahay in
dhulka Soomaaliyeed uu ku kooban yahay xuduudaha caalamka wada aqoonsanyahay.
AAN OOYEE ALBAABKA II XIRA MAR HADII DHULALKII INAGA MAQNAA LASAXIIXAY.
NFD and k5 no longer belong to Somalia. actually they never belonged to Somalia.