Ethio welcomes U.S. recognition of the new Govn't of Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Ethio welcomes U.S. recognition of the new Govn't of Somalia

Post by Mustafee101 »

Wasaarada arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa si rasmi ah u soo dhaweeysay aqoonsiga ay doowlada Mareykanka muddo 22-sano ah ka dib aqoonsatay doowladda Soomaaliya, warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa waxay ku sheegtay, in aqoonsiga Mareykanka uu aqoonsaday doowladda Soomaliya ay timid ka dib horumarada ay Xukuumadda Soomaaliya u qaaday dhanka nabadgalyada iyo xasiloonida kahirgashay wadanka bilihii ugu danbeeyay.
Sido kale warsaxaafadeedkan ayaa lagu xusay in Mareeykanka taageero intii hore kabadan kana ballaaran uu siin doono wadanka Soomaaliya, sidokalena uu hada wixii ka danbeeya uu si toos ah xiriir ula samayn doono doowlada Soomaaliyeed.
Doowlada Mareeykanka si toos ah uma goosan xiriirka kala dhaxeeyay Soomaaliya mudadii bur burka waxaana si dadban ay ula shaqeyn jirtay xukuumadihii KMG ahaa iyo maamuladii dalka kajiray, iyadoona dhaqaale badan ku bixisay sidii loo ciririb tiri lahaa ururka Al-shabaab oo qayb ka ah urur weynaha Al-qaacida.
Mareykanka ayaa hada qorsheeynaya inuu markale dib uga furto Safaaradiisa magaalada Muqdisho, iyadoo hadda doowlada Soomaaliya ay sheegtay in dhul KMG ah ay siiyeen Mareykanka si ay markale 22 sano kadib dib ugu furtaan Safaaradooda, dowladda Mareykanka ayaa Khamiistii la soo dhaafay si cad u sheegtay inay aqoonsatay dowladda Soomaaliya, wixii hadda ka dambeeyana ay ula macaamili doonto sida laba wadan oo xor ah oo kale.
Soomaaliya 20-kii sano ee lasoo dhaafay ma lahayn doowlad rasmi ah, laakiin dhamaadka sanadkii lasoo dhaafay 2012 ayay Soomaaliya markii ugu horeesay yeelatay baarlamaan rasmi ah, Madaxweyne Cusub, RW cusub iyo Dastuur cusub, sidokale Ciidamada Soomaaliya oo garab milatari ka helaya kuwa AMISOM ayaa Al-shabaab ka saaray magaalooyin farabadan.
Cabdi Faarax, Muqdisho/Soomaaliya.
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: Ethio welcomes U.S. recognition of the new Govn't of Som

Post by Mustafee101 »

User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: Ethio welcomes U.S. recognition of the new Govn't of Som

Post by Mustafee101 »

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Ethio welcomes U.S. recognition of the new Govn't of Som

Post by original dervish »

Shit must hurt them when reality sets in. :dj: :som:
User avatar
mahad9of9
Posts: 26
Joined: Wed Jan 16, 2013 11:13 am

Re: Ethio welcomes U.S. recognition of the new Govn't of Som

Post by mahad9of9 »

Time for oil agreements with big companies, waxaanba nacay caya yaanadan dhaafi waayey 3.5 kilometer,
war qalinka ku duuga bahasha aynu wada cunne, lets get Bp iyagaa 8 kilometer iyo kabadan qodi kara :dj:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”