Page 1 of 1

Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 7:29 pm
by AbdiWahab252
Whats the best way to ship items from China to Somalia ? I am talking about 3, 40ft containers from China to Somalia. I know that stuff going to Somalia has to be sent to Dubai and then offloaded into those shiddy dhows/rust buckets. Anyone know a good agent ? Or share any tips ? Apparently, Berbera is the only port that can handle container traffic as Mogadishu's cranes & other equipment was carted off by the departing UN forces in 1995 along with several cargo boats. My final destination is Mogadishu so if you know a good agent or have any wisdom to share, I'd appreciate it.

Jazakallah,

Abdiwahab

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 7:34 pm
by gurey25
Ships no longer require clearance from a 3rd port after the new government is recognized and it would be cheaper to ship straight to moqadishu or so ive heard.
anyways my uncles got a shipping company and he is moving his operation to Mogadishu from dubai, and keeping the dubai office for coordinating.

my knowledge of the shiiping business is limited so this is all i got for ya apti.

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 7:39 pm
by AbdiWahab252
Thanks Abti !

I hope they get the container handling equipment at the Port of Mogadishu up and running quickly. I can't wait until the Hobyo Port project kicks off in the next 60 days. Hassle free offloading that bargain basement prices and free of red tape.

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 7:43 pm
by DR-YALAXOOW
The best way this ship stuff to Somalia is Via Dubai. i shipped 3 cars to Mogadishu year 2012... you buy alaabta ka dibna shipping company ayaad xiriir la sameeyneysaa lacagta ayaad bixineysaa waxay ku siinayaan document loogu yeero Bill of landing.. DHL ayey kuugu soo dirayaan ka dibna waxaa jira Dubai cleance egences soomaali ah iyagaa MARkii ay laabta timaado ama soo dhawdahay waxaad u direysaa documentiga BILL OF LANDING ka, waxay kaa qaadanayaan xoogaa lacag ah iyagaa ka soo saaraya Dubai port ka dibna waxaad leedahay first Boat to mogadishu ii sara alaabta . alaabta container haddii ay ku jirto waxaan u maleeynee in lacagta FIIGA dekada dubai looga qaato calaa container, sidoo kale MARAAKIIBTA mogadishu aadaan ayaa lagu saaraaa container alaabtaada ku jirto ilaa xamar.. marka wax sidaa u adag maaha..

aniga gawaarida aan diray ilaa xamar waxay ku tageen baabuur waliba from europe to xamar 1500 dollar dekada xamarna canshuur ayaad bixineysaa

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 7:53 pm
by AbdiWahab252
Dr. Yalaxow,

Babuurta, markab ama doon miya la saray ? Aniga waxan ka baqaya iin doon yar la saaro oo alabta biyaha badda garo. Babuurta aan ku aragey Somalia waxa la soo saray doomaha yar yar iyo mid kasto waxa ka muqey dhawac soo gadhay marku doonta iis rogeey.

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 8:07 pm
by DR-YALAXOOW
From Dubai to Xamar waxaa la saaraa Markab SXB gwaarida.. maraakiib xoogaa awoood leh oo igu yaraan 30 gaari hal mar qaadi kara ayaa jira oo ka shaqeeya Dubai Ilaa xamar.. waana jiraan Doomanka yar yar inay marmar la saaro gawaari. laakiin waad u sheegeysaa waxaad dhaheysaa Markab xoog leh saar ...

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 8:12 pm
by DR-YALAXOOW
maraakiibta gawaarida qaada waa noocyadan oo kale. midkan dabeeysha ay burburisay isagoo high sea maraya.
http://www.jawiil.com/jawiil/index.php/ ... /4261.html

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 8:13 pm
by AbdiWahab252
Dr, Yalaxow,

Jazakallah ! Qalab casri ba meesha uu dira mana rabo inu uu biyo gadho.

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Thu Jan 24, 2013 8:25 pm
by DR-YALAXOOW
waa runtaa brother.. HADDII ay qalabkaas yihiin too big for cargo airplane oo aad ku direysid MARKAB waa inaad si fiican u xirxirtaa .. haddii ay qaali yihiina waa adiga inaad DUBAI tagtaa oo aad ilaalisaa marka ay dekada dubai ka soo degto alaabta ilaa alaabta marka Somalia laga saarayo. waliba waxaa muhiim ah keydinta dubai lagu keydinayo alaabta ilaa markabka waqtigiisa aad sugeyso waa in aad loo ilaaliyaa. marka waxaan kuugu waaninayaa haddii ay alaabta tahay alaab thousends of dollars qiimaheedu yahay waa inaad adiga u duushaa dubai marka ay alaabta halkaa imaaneyo maalmo ka hor si aad u ilaalisid alaabta..

Re: Shipping Stuff to Somalia

Posted: Fri Jan 25, 2013 1:53 am
by PrinceDaadi
Where in China do u want to ship from?