Deg-Deg- Suldaan Cabdi Cali Sonkar oo geeriyooday.
31 Jan 2013.
Nairobi ( Ogadentoday Press)- Suldaan Cabdi Cali Sonkar ayaa Salaadii Subax Saaka ku geeriyooday Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya.
Suldaanka oo baryahan xanuunsanaa ayaa la doonayay in shalay loo sii qaado Hospitaal ku yaalla Dalka Hindia balse ay suuroobi waysay.
Suldaan Cabdi Cali Sonkar oo ahaa Suldaan si wayn looga yaqaan Dhulka Soomaalidda gaar ahaan Gobaladda Jubooyinka ee Koonfurta Soomaaliya.
Suldaanka wuxuu si wayn oogu ol-olaynayay Maamul u samaynta Gobaladda Jubooyinka.
Agaasimaha Warbaahinta Ogadentoday Press Iyo Wariyaasha ayaa guud ahaan u diraya Tacsi tiiraanyo leh Dadka ka soo jeeda Gobaladda Jubooyinka gaar ahaan ehaladda Suldaanka.
Ogadentoday Press.
Suldaan Cabdi Cali sonkor oo geeriyoday.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Suldaan Cabdi Cali sonkor oo geeriyoday.
Suldaan Cali Sonkor oo Lagu Aaasi Doono Afmadow (Taariikh Kooban).

31 January 2013
Afmadow (Ogadentoday Press)- Allah u naxariistee Sida aan saaka idiin ku soo sheegnay in Suldaanka Cabdi Cali Sonkar uu ku geeriyooday Magaaladda Nayroobi ee Dalka Kenya, ayaa waxaa Warbaahinta Ogadentoday Press u suura gashay in soo xaqiijiso meesha Suldaanka Lagu aasamayo.
Magaaladda Afmadow ayaa la sheegay in la go,aansaday in Suldaanka Lagu Aaso wallow ay jireen warar sheegayay in Magaaladda Kismaayo Lagu aaso.
Taariikh Kooban.
Suldaan Ali Sonkor Allaha u Naxariistee wuxuu ka mid ahaa Odoyaasha Dhaqanka Gobaladda Jubooyinka, wuxuu Jiray 76 Sanno Jir, Suldaan Cali Sonkar inta aan loo cameelo saarin Suldaanimadda wuxuu la soo shaqeeyay Dowladdihii Soomaaliya, Dowladdii “ Rayidka” Iyo Dowladdii Kacaankii 1969, Suldaanku wuxuu ahaa Booliis.
Allaha u Naxariistee Cali Sonkor Markii yeeriyooday Kaddib Walalkii oo ka waynaa uu Geeriyooday ayuu Suldaan Cabdi Cali Sonkor loo caleemo saaray Suldaanimadda Sannadku markuu ahaa 1991.
Suldaanku wuxuu Suldaan Dadku aad u jecel yihiin, wuxuuna door wayn ka qaatay Arrimaha Nabadda Soomaaliya, wuxuu ka qayb galay Shirarkii Soomaaliya, Carta Iyo Kenya ee Imagewti.
Suldaanku wuxuu sidoo kalle ka qayb qaatay Shirkii Odoyaasha Soomaaliya Isagoo ahaa Suldaankii Gobaladda Jubooyinka.
Suldaanka ayaa Dadwaynaha Soomaaliyeed ooga baryay Illaahay inuu nabbad iyo Xasilooni deg deg u keeno sidoo kalle Deegaamadda Jubooyinka oogu dar-daarmay midnimo iyo isku duubanaan.
Masuuliyiin Baddan ka mid ah Dowladda Soomaaliya, Kenya, Itoobiya, Iyo Jabhadda ONLF ayaa u tacsiyeeyay Suldaanka Rabina ooga baryay inuu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo.

Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeyey geeridii Suldaan Cabdi Cali Sonkor
January 31, 2013 7:07 am GMT - Written by PP - Edited by PP
Print
Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun.
Anigoo ku hadlaya magacayga, magaca Dowladda Puntland iyo magaca Shacabka Reer Puntland, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii, Ehelladii, iyo dhammaan shacabka gobollada Jubbooyinka iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, oo aan uga tacsiyeynaayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Suldaan Cabdi Cali Sonkor, oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka ee beelaha degan gobollada Jubbooyinka oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee¨dalka Kenya.
Dowlada Puntland oo ka tacsiyeysay Geeridii Suldaan Sonkor
Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu Janatul Firdowsa ka waraabiyo, Qoyskiisii, Ehelladiisii, Asxaabtiisii iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed-na ka siiyo Samir iyo Iimaan. Aamiin. Cabdiraxman Maxamad Maxamud (Farole)Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Isha Warka: Madaxtooyada Puntland
Daabacaadda: Puntlandpost.com

- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Suldaan Cabdi Cali sonkor oo geeriyoday.
Ilaaheey naxariistii Jano haka waraabiyo marxuumka. Suldaan Cali Sonkor wuxuu ahaa Suldaanka Aji ee Jubbooyinka; basically the overall Suldaan for all aji people in Jubbaland.
Does anyone know who is in line to replace him?

- Eaglehawk
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3557
- Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
- Location: God, Clan and Country
- Contact:
Re: Suldaan Cabdi Cali sonkor oo geeriyoday.
AUN suldaanka
I once spoke to him over the phone when he was in nairobi with my uncle
I spoke to people that knew him close he was a gentlemen and of the old school
he truly believed that good can be archived by acting good and that the role of a elder is not just that of a peacemaker but that of a peacekeeper and a peacemaker

His younger brother has been crowned..guhad122 wrote:Ilaaheey naxariistii Jano haka waraabiyo marxuumka. Suldaan Cali Sonkor wuxuu ahaa Suldaanka Aji ee Jubbooyinka; basically the overall Suldaan for all aji people in Jubbaland.
Does anyone know who is in line to replace him?
Suldaan cabdilaahi Cali Sonkor waxa uu noqonayaa Suldaanka todobaad ee Aji ama Waamo

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 3891 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 112 Replies
- 9819 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 3 Replies
- 541 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 15 Replies
- 1209 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 3 Replies
- 616 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 846 Views
-
Last post by COSTA
-
- 2 Replies
- 1339 Views
-
Last post by ABSAME'
-
- 5 Replies
- 830 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 7 Replies
- 833 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 31 Replies
- 3504 Views
-
Last post by original dervish