Gudigan Ayaa Maanta waxay kulan Balaadhan kuyeesheen Deegaanka Hagoogane ee Gobolka Cayn Halkaasi oo Lagu Soo Bandigay Qaarkamida Xoolaha Qaybta Ka Noqon Doona Shiwayanaha beesha Aadan Axmed.
Sidoo kale Waxaa Fariin Culus loo diray Dhamaan Qaybaha Kala Duwan ee ku Abtirsada Beesha Aadan Axmed Inay Kasoo Qayb galaan Shirkaai Balaadhan oo aysan Sugin Inta Gaadiid looga Soo dirayo.
inshallah khayr bay noqon
