http://badweyn.com/suuqa-bakaaraha-iyo- ... -shaqeeya/Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Warbaahinta kula hadlay Suuqa Weyn ee Bakaaraha ayaa sheegay in ee wadaan Qorsho maalmaha soo aadan ah ee doonayaan in Nalalka ku shaqeeya Cad ceeda ku galiyaan Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha si suuqaasi loogu ganacsado habeen iyo Maalin.
Tarsan ayaa sidoo kale sheegay in Nalalka Cad ceeda ku shaqeeya la galin doono Jidka Wadnaha uu sheegay in uu yahay Jidka ugu Muhiimsan Magaalada Muqdisho uuna ku yaalo Wadnaha Magaalada sidaa darted ee doonayaan in lasoo celiyo Bilicdii iyo Qiimihii uu lahaa loona sameeyo Nalalka Cad ceeda ku shaqeeya.
Alxamdulillah !


