Protests in Bosasso against farole's incompetence
Moderator: Moderators
-
- SomaliNetizen
- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Protests in Bosasso against farole's incompetence
http://horseedmedia.net/2013/02/05/muda ... da-bosaso/
Mudaaharaad looga soo horjeedo barnaamijka xukuumadda Puntland waddo ee Xisbiyada oo ka dhacay magaalada Bosaso
| on February 5, 2013
4 Comments
Waxaa maanta ka dhacay magaalada Bosaso Mudaaharaad ballaaran oo ay ka qaybgaleen boqolaal ka mid ah dadweynaha ku dhaqan magaalada Bosaso, Mudaaharaadka ayaa yimid kadib markii mid kamid ah Xisbiyada Puntland looga dhawaaqey uu ka bilaabey meel ku dhaw isbitaalka Puntland diiwaan gelin, Dhalinyaro diidan barnaamijka dowladda Puntland waddo iyo muddo kororsiga ay samaysey ayaa hal mar isugu soo baxay dariiqyada xaafadda Laanta Hawada kuwaas oo socod ku tegey ilaa iyo waddada laamiga ah, waxaana ay ku dhawaaqayeen erayo ka dhan ah barnaamijka xukuumaddu waddo oo axsaabta iyo muddo kororsiga, waxaana ka mid ahaa halkudhigyada ay wateen Xisbi maqaar saar ah dooni mayno, xili kororsi doonei meyno, xoolaha shacabka oo xisbiyo loo isticmaalo dooni mayno iyo erayo kale.
Maamulka oo u muuqdey mid la socdey in banaanbaxu dhacayo ayaa subaxnimadii hore ee saaka soo dhoobey dariiqyada magaalada Ciidamo ku gaashaaman gawaarida dagaalada, waxaana lagu arkaayey inta badan waddooyinka loo yaqaano luuq-luuqa ee xaafadaha dhexmara.
Waxaa hakad ku yimid ganacsiga oo meelo badan oo ka mid ah albaabada loo laabey kadib markii dadku ka aragagaxeen ciidamada jidadka la soo dhoobey.
War Horseed Media ka heshey saldhiga dhexe ee magaalada Bosaso ayaa halkaas lagu xirey 16 dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay banaanbaxa ka qaybqaateen isla amrkaana fikirkooda muujiyeen.
Sidoo kale magaalada Qardho ayaa laga soo sheegayaa in mudaaharaad ka dhacay halkaas kadib markii uu booqdey Maxamed Xassan Barre oo ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashada kumeelgaarka ah, waxaana dadku ay kala hortageen banaabax iyaga oo ka shakiyey in uu Hormuud u yahay Xisbiyo isku daya halkaas in ay xafiisyo ka furtaan, mudaaharaadkaas ayaa ah mid si nabad ah ku dhacay isla amraakana aysan jirin cid wax ku noqotey.
Warkan oo faah-faahsan gadaal ayaan ka soo daabacaynaa
Horseed Media
News Desk

Re: Protests in Bosasso against farole's incompetence
http://horseedmedia.net/2013/02/05/muda ... da-bosaso/
Guddoomiyaha Gollaha Samata-bixinta Puntland Gen Cabdullaahi S.Samatar Oo Hadlay Banaanbax Maanta Boosaaso Ka Dhacay [Dhageyso+Sawirro]
Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin
Guddoomiyaha Gollaha Samata-bixinta Puntland Gen Cabdullaahi Siciid Samatar
Boosaaso[RBC Radio] Madaxda sarsare ee Gollaha Samata-bixinta Puntland oo dhawaan looga dhawaaqay magaalada Qardho ayaa maanta ka hadlay Banaanbax dadka ku dhaqan Boosaaso ay ku diidanaayeen Hoggaanka Xukuumadda Faroole.
Guddoomiyaha Gollaha Samata-bixinta Puntland Gen Cabdullaahi Siciid Samatar oo Saxaafada Shir Jaraa’id ugu qabtay Hoygiisa Boosaaso ayaa sheegay in Gollahu si weyn uga Xunyahay Banaanbaxayaasha dhibaatada loo geystay.
Gen Cabdullaahi Siciid Samatar ayaa sheegay in Banaanbaxayaashu rabeen in aaraahdooda ku cabiraan balse waxaa taas lagala hortagay Ciidamo hubaysan kuwaas oo rasaas ugu Jawaabay dadka Banaanbaxa dhigaayey.
..”"Maanta waxaa ka dhacay magaalada Boosaaso Mudaharaad,magaalada Qardho sidoo kale Mudaharaad silmi ah oo dadku rabaan iney ku Cabiraan aaraahdooda,hub ma aysan wadan,Ciidamo lama socon,…”"”ayuu yiri.
Halkan ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Gollah Samata-bixinta Puntland Gen Cabdullaahi Siciid Samatar Guji Halkan
Wuxuu xusay Gen Cabdullaahi Siciid in Banaanbaxayaashu ay ka biyo diidanaayeen Sharci-darada Madaxweyne Cabdirixmaan Faroole isla mar ahaanta doonayeen in dalka nabadgelyo iyo Xasilooni lagu soo dabaalo.
Maxaa Ku Dhacay Dadka Banaanbaxa Sameynaayey?
Guddoomiyaha Gollaha Samata-bixinta Puntlad Gen Cabdullaahi Siciid Samatar ayaa sheegay in Banaanbaxayaasha si xun loola dhaqmay ayna jiraan kuwa la dilay iyo kuwa la dhaawacay sida loo soosheegay taasina ay tahay arrin laga Xumaado.
Hoggaanka Gollaha Samata-bixinta Puntland
Ciidanka PIS-ta
Gen Cabdullaahi Siciid Samatar ayaa dawladda dalka Maraykanka ka codsaday in Ciidamada PIS-ta ee Mushaarkooda ay bixiyaan dadka loo addgeegasanayo ay ka qabtaan isla markaana ay tallaabo ka qaadaan degdeg ah.
…”"”"Waad la socotaan,suurtagal maahan marka Ciidamadii Maraykanku lacagta ku bixinaayeen in dad Masaakiin ah oo aan hubeysnayn oo Xoriyadooda raba iney muujiyaan in Ciidankaas loo addeegsado.waxaan ka codsaneynaa tallaabo iney ka qaadaan…..”"”ayuu yiri.
Shabax iyo Aloore oo ka tirsan Gollaha Samata-bixinta Puntland
Ciidanka Saracen!!
Waxa uu sheegay in Ciidanka Saracen ay yihiin kuwa si Xaqdaro ah ku jooga Puntland,waxay qabtaana aysan jirin ayna u Joogaan hawllo gaar ah iyadoona ay ka amar qaataan Wiilka Madaxweyne Faroole ee Maxamed Cabdirixmaan Faroole,
Dawladda Maraykanka iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya ayuu ka Codsady in Ciidamada Saracen si degdeg ah uga qabtaan Shacabka maadana loo adeegsanayo burburinta jiritaanka Puntland.
…”"…”"”" Ciidankaan Saracen iyadana Dawladda Federaalka iyo Dawladda Maraykanka waxaan ka codsaneynaa iney tallaabo ka qaadaan,waxaa loo addeegsanayaa waxa weeye burburinta Puntland…”"ayuu yirIi Gen Samatar.
Guddoomiyaha Gollaha Samata-bixinta Puntland Gen Cabdullaahi Siciid Samatar ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland iney dib usoo Ceshadaan Xoriyadoona isagoona ku gubaabiyey inaan loo dulqaadan karin marnaba Xoriyad la’aan,dulinimo,qancis iyo mashaakil.
Halkan ka Dhageyso Codka Cabdicasiis Siciid Gacamey Baduugaaye Guji Halkan
Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Puntland kana mid ah Gollaha Samata- bixinta Puntland Gen Cabdicasiis Baduugaaye ayaa isna ku eedeeyey Xukuumadda Puntland ilaalinta amniga.
Waxa uu sheegay Baduugaaye in inta Xukuumadda ku mashquulsantahay arrimaha Dimuqraadiyada loo baahanyahay in Xooga la saaro adkeynta Nabadgelyada Puntland inta la leynaayo Indhaha bulshada oo u danbeeyey AUN Suldaan Muuse Onkod.

http://puntlandnews24.com/dibadbax-kadh ... yo-bosaso/
Qardho:Banaabax lagala hortagay gudoomiyaha doorashooyinka
February 5, 2013 // Warar Somaali
Dibadbaxwayn ayaa kadhacay maanta magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, kaasi oo looga soo horjeeday booqashada gudoomiyaha gudiga doorashada Puntland uu ku yimid magaalada Qardho iyo furashada ururada siyaasadda.
Banaanbaxayaasha ayaa isugu yimid bartamaha magaalada Qardho, halkaasi oo lasoo wareerinayo in taayaro lagu gubay jidadka.
Mid ka mid ah banaabaxayaasha ayaa u sheegay Pn24 banaabaxa inuu ahaa mid nabadeed oo lagu muujinayay dareenka dadwaynaha.
Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Karkaar C/qaadir Axmed Khayr ayaa u sheegay wariyeyaasha magaalada Qardho ku sugan inaysan lasocon banaabaxa, waxaana uu intasi raaciyay inaysan ogayn booqashada gudoomiyaha guddiga doorashooyinka ee magaalada Qardho uu ku yimid.
Banaabaxan ayaa yimid xilli maanta sidoo kale banaabax uu kadhacay magaalada Bosaso, sida warar lagu helaayo ciidamada amaanka ayaa xir xiray dhowr dibadbaxayaal , waxaa ay ku dhawaaqayeen banaabaxayaasha erayo kadhan ururada siyaasadeed ee Puntland.
Puntland-News24

It is normal for people governing a region to blame their own failings on "outsiders." Even Somalidiid did this before and blamed Southerners for issue's. In fact, blaming others for your own failings is happening all over the world.
The people of Puntland are not buying farole distractions; he can blame anyone he wants. His own Mohamud Saleebaan have rejected him, and he know requires foreigners to protect him when he leaves Nugaal.
The people of Puntland are not buying farole distractions; he can blame anyone he wants. His own Mohamud Saleebaan have rejected him, and he know requires foreigners to protect him when he leaves Nugaal.
Re: Protests in Bosasso against farole's incompetence
Whether people agree with him or not there are people behind the scenes causing trouble. He has less than a year left.
Puntland HANOOLATO. Ka naax oo nafta waa.

- Tanker
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3607
- Joined: Tue Dec 04, 2012 4:59 pm
- Location: Enjoying my life :) I am so happy ! and endless succes has arrived in my life
Re: Protests in Bosasso against farole's incompetence
miyo faroole kuu waasaay?
-
- SomaliNetizen
- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Re: Protests in Bosasso against farole's incompetence
I beg to differ! farole will never ever EVER give up power under any circumstance. He has brought these elections forward and limited the number of people that can run against him to 2 "parties." More so, he made it so that all political parties had to pay thousands of dollars to run. Before, anyone could run and only had to pay a few hundred dollars. This process worked and we saw a peaceful hand over of power in 2009.mohnig23 wrote:Whether people agree with him or not there are people behind the scenes causing trouble. He has less than a year left.
Puntland HANOOLATO. Ka naax oo nafta waa.
The biggest issue with farole is that he made a promise that the democratic process would start in the first year of his term, however, he waited until his last year. This effectively ensured that he had years to prepare, and accumulate Puntland’s wealth to stay in power.
All of this was pre-planned; farole wants to have an advantage over anyone who tries to take him from power. Nonetheless, farole needs to pay attention to history if he wants to see where he is leading himself.
I agree with you though...LONG LIVE PUNTLAND.....a place of refuge for so many seeking peace. The template for how to achieve peace in all of Somalia.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2955
- Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
- Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.
Re: Protests in Bosasso against farole's incompetence
@ OP, change is hard, may I reccomend 'Who Moved My Cheese' by Spencer Johnson.
All your previous predictions has come to naught. But it is all good to see people in Puntland excercising their freedom to dissent.

- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Protests in Bosasso against farole's incompetence

-
- SomaliNetizen
- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Re: Protests in Bosasso against farole's incompetence
Attacking farole is not attacking Puntland.quark wrote:This shegatoo never gives up, nigga calm down and seek some help with your faroole obsession
allow sahal amuraha
Bosasso has never been more unsafe in its entire history. Suldaan Farah Muse was just killed in Bosasso a few days ago (AUN). Have we ever seen so many prominent people killed during any other presidency? Right now in Bosasso (and all over Puntland) every business man, politician, elder and all other prominent people require multiple bodyguards to travel.
Before, when Abdullahi Saciid Samatar was security minister, farole blamed everything on him. Yet now that he is long gone, we have seen countless killings, attacks on foreign aid workers, terrorists having the nerve to attack bosasso checkpoint.
Abdullahi Yusuf (AUN) and even cade had deal with far more enemies of Puntland. But of course everyone will just give farole a free pass right?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 847 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 2 Replies
- 838 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 1 Replies
- 651 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 3 Replies
- 641 Views
-
Last post by Southie4life
-
- 7 Replies
- 1149 Views
-
Last post by Transformer
-
- 5 Replies
- 1096 Views
-
Last post by Ron
-
- 15 Replies
- 2285 Views
-
Last post by CaliBurco
-
- 8 Replies
- 1403 Views
-
Last post by Cawar
-
- 6 Replies
- 582 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 20 Replies
- 2845 Views
-
Last post by Nubis