Khilaaf Ba'an oo ka dhex qarxay Siilaanyo & Vice President

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Khilaaf Ba'an oo ka dhex qarxay Siilaanyo & Vice President

Post by AhlulbaytSoldier »

War Culus Madaxweyne kuxigeenka Soomaliland oo Goordhow Qaban Doona Shir Jara’id oo uu uga Soo Horjeeda Madaxweyne Siilaanyo
Posted on February 5, 2013

War hada kusoo dhacay warqabadka allsomalia ayaa waxa uu sheegayaa in goordhow uu shir jaraa’id qaban doono madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici kaasi uu uga soo horjeedo Madaxweyne Siilaanyo Safarka uu manta ugu anbixi doono dalka Ingiriiska.

Wararka ayaa intaas waxa ay ku dayaan shirka Jaraa’id ee Madaxweyne ku-xigeenku qabanayo ayaa ka dhashay ogaansho la’aan aan la ogeysiin Safarka Madaxweynaha iyo Ujeedadiisa, waxaanay Ilo wareedyo u dhuun daloola dhacdadani saxaafada u xaqiijiyeen in madaxweyne ku-xigeenku xalay uun ku war helay wararka sheegayay in uu Madaxweynuhu safarayo, kaasoo ay baahisay Shabakada Wakaalada wararka ee ka howlgala gudaha dalka Somaliland ayna ka mid tahay shabakadan www.allsomalia.com xafiiskeeda magaalda hargeysa.



Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa la sheegay markii uu Warka arkay in uu Madaxweynaha Qasriga ugu tagay si uu safarka wax uga weydiiyo hase yeeshee waxa la sheegay Madaxweyne Axmed Siilaanyo in uu ku qancin kari waayay Madaxweyne ku-xigeenkiisa ujeedada Safarkiisa.
Waxa ay ahayd saaka goor hore in uu baxo Madaxweyne Axmed Siilaanyo hase yeeshee waxa la filayaa safarkiisu inuu hakad u galay khilaafka soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa, ilaa hadana si rasmi ah looma oga dhawaaqa ka soo bixi doona Madaxweyne ku-xigeenka oo ay Gurigiisa ku sugan yihiin suxufiyiin kala duwan oo uu u yeedhay.
Waxa in muddo ahba soo jiitamayay khilaaf awoodeed oo u dhaxeeya Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo ku-xigeenkiisa, waxaana hore loo baajiyay War-saxaafadeedyo uu Madaxweyne ku-xigeenku isku dayay inuu ku muujiyo dhumucda Maamul xumo ee Dalka Somaliland ka jirta.



The strong dispute between Siilaanyo and Saylici is about the Somalia Conference. The vice president believes participating in the Somalia conference is great danger for Sland.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Khilaaf Ba'an oo ka dhex qarxay Siilaanyo & Vice Preside

Post by afisoone »

They don't even respect their president. Imagine. Ahmed Siilaanyo he is a very good politician and he sees it is great apportunity to meet his greatest donors so he can convince what he thinks. These people think bypassing Britishdemand is something good. It is not good idea at all. I know British government controls the brain of this particular tribe for some centuries. They are proud to be under British colony we know that 100%. They will give any land to the British government any second. They have sympathy when it comes to British colonial. They loved to be colonised By British, world largest colony. Why you refuse your president to go to meet British Government for his agenda.
We all know he was not invited. Yes it is true he was not invited. But hey, they are British and you are Somaliland.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Khilaaf Ba'an oo ka dhex qarxay Siilaanyo & Vice Preside

Post by Cumar-Labasuul »

^ darood and their ducktales - "love intaadan love odhan bey love ku tidhaahda".
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Khilaaf Ba'an oo ka dhex qarxay Siilaanyo & Vice Preside

Post by FarhanYare »

afisoone wrote:
They don't even respect their president. Imagine. Ahmed Siilaanyo he is a very good politician and he sees it is great apportunity to meet his greatest donors so he can convince what he thinks. These people think bypassing Britishdemand is something good. It is not good idea at all. I know British government controls the brain of this particular tribe for some centuries. They are proud to be under British colony we know that 100%. They will give any land to the British government any second. They have sympathy when it comes to British colonial. They loved to be colonised By British, world largest colony. Why you refuse your president to go to meet British Government for his agenda.
We all know he was not invited. Yes it is true he was not invited. But hey, they are British and you are Somaliland.
:lol: why are you so harsh on :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”