
Check out the comments !
http://m.facebook.com/photo.php?fbid=59 ... 1690353882
Moderators: Moderators, Junior Moderators


fiiri haddii uu qasab yimaado.. dadkoo dhan waxay noqonayaan munaafiqin.. maanta waxaad arkeysaa naag NIQAAB watada oo love ah. marka qofka aqlaaqdiisa iyo wanaagiisa kuma xirna dharka uu qaaato.. waxaa jira gabdho tinta u qaawan tahay oo hadana agtooda aad u soo dhawaan karin.. marka 1967 waa waqtigaas our mothers ayaaa ahaa young waa waqtigii hooyooyinkeen ay teen agers ahaayeen ama ay 20 years old ay ahaayeen.. marka waqtigaas iyo maanta waa u dhaaran karaa maanta dadka nool ayaa xun dhinac waliba.. dhinaca diinta, dhinaca baniaadannimada. dhinaca aqlaaqda..xiinow wrote:@ 1967 people were pure and honest. Sxb xaaskaada iyo naagtaada ma u ogolaan laheyd miniskirt iyo garan ?
DR-YALAXOOW wrote:fiiri haddii uu qasab yimaado.. dadkoo dhan waxay noqonayaan munaafiqin.. maanta waxaad arkeysaa naag NIQAAB watada oo love ah. marka qofka aqlaaqdiisa iyo wanaagiisa kuma xirna dharka uu qaaato.. waxaa jira gabdho tinta u qaawan tahay oo hadana agtooda aad u soo dhawaan karin.. marka 1967 waa waqtigaas our mothers ayaaa ahaa young waa waqtigii hooyooyinkeen ay teen agers ahaayeen ama ay 20 years old ay ahaayeen.. marka waqtigaas iyo maanta waa u dhaaran karaa maanta dadka nool ayaa xun dhinac waliba.. dhinaca diinta, dhinaca baniaadannimada. dhinaca aqlaaqda..xiinow wrote:@ 1967 people were pure and honest. Sxb xaaskaada iyo naagtaada ma u ogolaan laheyd miniskirt iyo garan ?
xiinow wrote:Dr yalaxoow
Horta munaafiqiin xilliga nabiga scw ayey jireen marka baabkooda intaas noogu xir.
pre cvil war waa runtaa aqlaaqda iyo baniaadanimada waalagu fiicnaa oo nabada ayaa sabab u aheyd laakiin marka dagaalada sokeeye ay billawdeen umada soomaliyeed diinta wey wada barteen oo jahliga waa laga baxay inkastoo dagaal iyo dil ay socdeen. Marka xilligaan ayaan roonnahay sxb alxamdulillah.
meyle
There may be some zina in somalia but its no where close to europe or any western country that matter.
xiinow wrote:
Coming from puntlander ! Bro dont troll my thread.

Nicca got issues.xiinow wrote:
Coming from puntlander ! Bro dont troll my thread.