Siilanyo oo ku laabtay wankiisi
Moderator: Moderators
Siilanyo oo ku laabtay wankiisi
Hogaamiyaha kooxda rabshadaha ka wada W/galbeed Somaliya oo ah nin madax adag oo isku dayaya inuu dhantaalo qaranimada somaliyeed una shaqeeya wadamo shisheeyo iyo cadawga umada somaliyeed , ayaa wuxu ku laabtay wadanka ingiriiska oo uu dhalshadiisa iyo Basaboorkiisa haysto , wayna u ektahay inuu dhegeystey fariintii degdega ahayd oo ay dhamaan xukuumada Ingiriisku soo saartay , taas oo ahayd in muwaadiniinta wadankooda u dhashay oo kashaqeeya W/G Somaliya ay si degdeg ah uga baxan , oo eeyan nabadgelyadooda kafaale qaadi karin , lama oga in dawlada ingiriisku xabsiga u taxaabi doonto Siilanyo , madama uu ugu maqnaa somaliya arimo aan dawlada u cadayn oo madmadow ku jiro.
- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: Siilanyo oo ku laabtay wankiisi
Macaaaaaaaac
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Siilanyo oo ku laabtay wankiisi
lol@wankiisi
- Lionheart10
- SomaliNetizen

- Posts: 567
- Joined: Tue Jan 15, 2013 11:56 am
- Location: Realms of impossibility
Re: Siilanyo oo ku laabtay wankiisi
gobdoon wrote:Hogaamiyaha kooxda rabshadaha ka wada W/galbeed Somaliya oo ah nin madax adag oo isku dayaya inuu dhantaalo qaranimada somaliyeed una shaqeeya wadamo shisheeyo iyo cadawga umada somaliyeed , ayaa wuxu ku laabtay wadanka ingiriiska oo uu dhalshadiisa iyo Basaboorkiisa haysto , wayna u ektahay inuu dhegeystey fariintii degdega ahayd oo ay dhamaan xukuumada Ingiriisku soo saartay , taas oo ahayd in muwaadiniinta wadankooda u dhashay oo kashaqeeya W/G Somaliya ay si degdeg ah uga baxan , oo eeyan nabadgelyadooda kafaale qaadi karin , lama oga in dawlada ingiriisku xabsiga u taxaabi doonto Siilanyo , madama uu ugu maqnaa somaliya arimo aan dawlada u cadayn oo madmadow ku jiro.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 227 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 2 Replies
- 242 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 314 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 21 Replies
- 1353 Views
-
Last post by Faant
-
- 0 Replies
- 244 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 422 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 9 Replies
- 1355 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 4 Replies
- 492 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 8 Replies
- 691 Views
-
Last post by Nomand