Xudur ( Sh.M.Network) Dagaalkaan oo ahaa Mid Xoogan una dhexeeyay Ciidamada Ithopia ee Ku sugan Gobollada Bay iyo Bakool Iyo Xarakada AL Shabaab ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhexeysa Xudur iyo Ceel Barde Gaar ahaan deegaan Lagu Magacaabo Yeed ee Gobolka Bakool.
Dagaalka ayaa waxa uu ka dhashay kadib markii Ciidamo Ithopian ah oo lugeynayay ay wadada u Galeen kooxa ka tirsan Ururka AL Shabaab iyadoo la tilmaamayo in dagaalkaasi uu ka dhashay Khasaaro isugu Jira dhimasho iyo Dhaawac oo u badan dhinacyadii Dagaalamay.
Macadda Khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray dadka Shacabka ah inkastoo goobta lagu dagaalamay ay ahayd deegaan Miyi ah oo wax shacaba aaney degneen.
Majiro wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ciidamada dowladda iyo Kuwa Ithopia ee ku sugan Gobolka Bakool hase ahaatee waxaa la sheegay in halka lagu dagaalamay ay ku suganyihiin ciidamada Ithopia oo howl gallo ay ka wadaan inkastoo illaa iyo haatan aan la ogeen dad ay ku soo qab qabteen Howl galladaasi
Ciidamo Ithopian ah oo lagu weeraray Bakool
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 557 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 488 Views
-
Last post by Publicopinion
-
- 0 Replies
- 572 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 600 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 5855 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 7 Replies
- 6686 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 6 Replies
- 108038 Views
-
Last post by Colonel
-
- 1 Replies
- 5913 Views
-
Last post by Boqor__Daarod
-
- 33 Replies
- 14027 Views
-
Last post by DawladSade
