Protests against farole in Bosaso

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Protests against farole in Bosaso

Post by Southie4life »

In the last few months we have now seen protests in Gaalkaayo, Qardho, and Bosasso.


-------

Image

Image

Image

Image

Image

Image



Mudaaharaad ballaaran oo looga soo horjeedo Faroole oo ka dhacay magaalada Bosaso

Waxaa maanta ka socda magaalada Bosaso mudaaharaad ballaaran oo ay ka qaybqaateen dhalinyaro badan, mudaaraadayaasha ayaa wata boorar ay soo daabacdeen oo ay ku sawiran yihiin sawiro looga soo horjeedo maamulka Madaxweyne Cabdirxmaan Faroole, waxaana ku qornaa No Faroole,, Faroole Doni Mayno, waxaana ay ku dhawaaqayaan halkudhigyo looga soo horjeedo dowladda isla markaana looga cabanayo dhibaatooyinka dhaqaale xumo iyo siyaasadeed ee dalka ka taagan.

Waa mudaaharaadkii labaad ee ka dhaca magaalada Bosaso muddo saddex maalmood gudaheed ah, waxaana uu imaanaya xili Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan uu sheegay in ay gacan bir ah ku qabanayaan dadka mudaaharaadaya, siyaasiyiinta aan maamulka hadda ka tirsaneyn ee ilaalada watana la xirayo, haddii ay ka dhega adaygaan ama is difaacaana la laynayo sida wasiirku hadalka u dhigay.

Dadka mudaaharaadka ka qaybqaadanayey ayaa markii ay yimaadeen Igoyska gaaca waxay dhulka soo dhigeen Boodhweyn oo uu ku sawirnaa Guddoomiyaha Xisbiga Horsed Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, waxaana ay ku dul qoreen No Farole.

Banaanbaxa looga soo horjeedo nidaamka uu wado Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole ayaa bilowdey goor hore uu subaxnimo ah iyada oo ay tahay Jimce dhaq-dhaqaaqa gawaariduna uu ahaa mid yar, Ciidamada amaanka ayaa mar danbe yimid bartamaha magaalada iyaga oo isku dayey in ay hakiyaan dhalinta mudaaharaadka ka qayqaadaneysey laakiin waa u suurta geli weydey.

Mudaaharaadkan ayaa imaanaya iyada oo labadii maalmood ee u dabeysey doonyo shidaal ka keeney dalka Yemen ay ku xaniban yihiin dekadda Bosaso kadib markii Dowladdu mamnuuc ka dhigtey in shidaal laga keeno dalka Yemen, waxaan fuustada Naaftada ah ay gaartey 200$ halka ay markii hore ka ahayd 140-150$.

Qaar ka mid ah Hay’adaha ajaanibta oo loo digey

Dhanka kale galabnimadii shalay (Khamiis) waxaa digniin maamulka Puntland siiyey qaar kamid ah hay’adaha degan xaafada Laanta Hawada, waxaana qaarkood amar lagu siiyey in ay isaga baxaan guri ay muddo dheer ka kireysteen Wasiirkii hore ee Amniga Puntland Gen.Cabdullaahi Siciid Samanter, waxaa digniintaani saameysey hay’addo kale oo deganaa guryaha dhinacyada ku haya kuwaas oo saqaalihihii joogey habeenkii xalay ay u qaxeen kuna hoydeen guriga WFP.

Lama oga digniintaani in ay la xiriirto digniintii dhawaan ka soo baxdey Wasiirka Amniga ee uu ku hanjabey in ay layn doonaan cid kasta oo ka hortimaada.

http://horseedmedia.net/2013/02/08/muda ... da-bosaso/
Southie4life
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 481
Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am

Re: Protests against farole in Bosaso

Post by Southie4life »

SOMALIA: More anti-Regime rallies in Puntland Sate of Somalia

http://horseedmedia.net/2013/02/09/soma ... -puntland/



Image
On Firday, hundreds demonstrate in Bosaso, the commercial capital of Puntland State of Somalia, the second such protest to take place in Bosaso city in recent days.


SAM_0341Protest rallies from various locations in Bosaso were peaceful; demonstrators took down the portrait of President Farole in the main square of the city, while shouting “No Farole”.

A large number of security personnel were deployed at and around the city center, but did not manage to disperse the protestors who came out in large numbers for the first time.

On Wednesday there was a similar march which ended in a chaotic rally, after PIS forces (Puntland Intelligence Service) fired into the crowd.

On Thursday, the Security Minister Col.Khalif Isse Mudan held a press conference at his office near the port of Bosaso, which is the main income source for the Puntland authority. “…We know who organized these demonstrations, the people who are not part of the government and that have any armed bodyguards will be arrested, if they resist they will be killed…starting from today I am ordering the Puntland forces to arrest these people and their bodyguards, if they resist, they will be killed….” says the Minister who warned the opposition leaders who use armed guards when traveling in the town.

Puntland Salvation Council (PSC) the main opposition group in Bosaso called the international community to intervene. The council condemned the threats to the local people and the attack of the Puntland soldiers on the unarmed demonstrators.

Fuel crisis

This week, Puntland authorities banned the fuel that is imported from Yemen. Many local small businesses are depending on the cheap fuel from Yemen. Many fear the ban will have a negative effect on the local small businesses and the market prices.

The government’s decision will effectively give a monopoly position to the bigger import & export companies who operate from Dubai, UAE. These companies have close ties with the Minister of Finance Farah Ali Jama and some members of the president’s family.

Horseed Media 2013
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”