War dag dag ah: Saxiixeyaashi iyo Gudigii Farsamada oo ka guuray Nairobi una Guuray Kismaayo .
admin | Feb 08, 2013 | 0 comments
Wararka naga soo garay Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya ayaa waxaay tibaxayaan in manta Magaaladaasi ay ka anbabaxeen Wafdi balaran oo ka kooban Saxiixeyaasha Qorshaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo iyo Gudiga Farsamada Maamul usameynta.
Wafdigaan oo ka koobna 33 xubnood ayaa waxaa hogaaminayay Gudomiyaha Gudigaasi Sh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax waxaana Magaalada Nairobi ka qaday Labo diyaaradood oo laga leyahay Wadanka Kenya.
Wariyaha Kismaayo24 ee Magaalada Kismaayo Cabdikhadar Imaan dhaqane ayaa waxaa uu soo shegaya in wafdigaan balaran ay manta soo gareen Magaalada Kismaayo islamarkana la dajiyay Jamacada Kismaayo oo lagu wado in uu ka furmo Shirweynaha Jubbaland.
Wafdigaan ayaa waxaay isla caawa bilaabayaan kulamo ay la qadanayaan ila 15 beel oo wax ka dagta Jubboyinka iyo Gedo kuwaas oo si buuxda loga tala galin doono dhismaha Maamulkaan.
Warar si hoose ay Kismaayo24 u heshay ayaa waxaay tibaxayaan in xubnaha Wafdigaani ay ka mid yihiin Gen Gabre Tedesa iyo Bukaji Gabreil oo ayagu wayadaanba ku socday Magaca IGAAD.
Wixii warar ah ee kusoo kordha Safarka Masuliyiintaasi kala soco Warbaahinta Kismaayo24.com oo aad uga barateen wararki ugu danbeyay ee jubboyinka iyo guud ahaan Somalia.
Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kismayo
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kismayo
They departed on two Kenyan plans led by the chairman of the technical commitee Sheikh Aw-Libaax. With them are the IGAD facilitators.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kism
Maxamed Dauud Codweyne of Gedo spokesman for tue committee is interviewed after arriving in Kismaayo
http://saadaalnews.com/2013/02/08/dhaga ... -kismaayo/
http://saadaalnews.com/2013/02/08/dhaga ... -kismaayo/
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kism
Maxaa adiga kaa galay Jubbaland? Miyaadan ahayn Maqane Hiraab


-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kism
Lagaa bartay lagaa badiyey. Caasho Caydiid inantii Caydiid dhaxlay ka bilow
As for Jubbaland no one will have more districts, representatives, votes, and influnce than I. Riyaad ku raagtay. Kibaki tiisi kaasoo degtay.

As for Jubbaland no one will have more districts, representatives, votes, and influnce than I. Riyaad ku raagtay. Kibaki tiisi kaasoo degtay.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kism
Here we go again 

- metamorphosis
- SomaliNet Super
- Posts: 6039
- Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
- Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?
Re: Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kism
Did you forget Bareey hiiraale's famous lap dance that she gave to the Cayr? if I had a history that was half as embarrassing as yours I wouldnt have talked at all.The`Republic wrote:Lagaa bartay lagaa badiyey. Caasho Caydiid inantii Caydiid dhaxlay ka bilow![]()
As for Jubbaland no one will have more districts, representatives, votes, and influnce than I. Riyaad ku raagtay. Kibaki tiisi kaasoo degtay.
Re: Jubbaland Technical Committee moves from Nairobi to Kism
PLEASE WAKE ME UP WHEN THIS JUBBALAND MYTH TURNS INTO REALITY !




-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 719 Views
-
Last post by Kismaayo21
-
- 5 Replies
- 608 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 11 Replies
- 1095 Views
-
Last post by Substance
-
- 0 Replies
- 392 Views
-
Last post by newsbot
-
- 1 Replies
- 405 Views
-
Last post by Voltage
-
- 4 Replies
- 644 Views
-
Last post by Substance
-
- 1 Replies
- 1519 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 646 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 15 Replies
- 1418 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 3 Replies
- 547 Views
-
Last post by snoop123