Mujaahidiinta oo qaraxyo ka geystay Kismaayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Mujaahidiinta oo qaraxyo ka geystay Kismaayo

Post by AhlulbaytSoldier »

Fufu colonizers and their sijui slave militia which takes orders from Kibaki are facing daily assassinations and bombings. It is clear that they failed to pacify Kismaayo from muslims and to install there the christian law.
The brave mujaahideen are day and night ready to punish ethiopian and kenyan crusaders.


Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax miino lala eegtay Kolonyo ay la socdeen ciidamada dowladda iyo kuwa Kenya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM.

Sida ay sheegayaan wararka hal ruux oo ka mid ahaa ciidamada dowladda ayaa ku dhintay, halka labo kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana la sheegay in labo qarax ay ahaayeen.

Qaraxa hore ayaa la sheegay inuu waxyeelo u geystay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada Kenya, hase ahaatee Sarkaal u hadlay maamulka KMG ee Kismaayo ayaa sheegay in wax kolonyo ah oo ay Ciidamada Kenya leeyihiin aan lala beegsan.

Sarkaalka ayaa sidoo kale sheegay in firir ay gaareen ciidamada, isla markaana ay fashiliyeen qarax kale oo la dhigay wadada dhinaceeda, kaasoo ay qarxiyeen ciidamada sida uu yiri.

Xaalada amaan ee magaalada Kismaayo ayaa mudooyinkii u dambeeyay aheyd mid soo hagaageysay, waxaana magaalada ka socda qaban qaabo shirweyne maamul loogu sameynayo deegaanada Jubooyinka.
Last edited by AhlulbaytSoldier on Sat Feb 09, 2013 4:38 pm, edited 2 times in total.
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Mujaahidiinta oo qaraxyo ka geystay Kismaayo

Post by xiimaaya »

Fuck off futo wayne
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Mujaahidiinta oo qaraxyo ka geystay Kismaayo

Post by AhlulbaytSoldier »

xiimaaya wrote:Fuck off futo wayne
U mad?


Do you really believe we gonna let crusaders and calooluusta enjoy in our city Kismaayo? :mindblown:
Coldoon
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1650
Joined: Sun Sep 23, 2012 2:34 pm

Re: Mujaahidiinta oo qaraxyo ka geystay Kismaayo

Post by Coldoon »

hutuking01 aka grandpakhalif aka abukarsubeer, Daarod Isma'il ku waas!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”