Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by AbdiWahab252 »

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan Weerarkii Ismaadinta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Gaalkacayo

Image

Isniin, Feberaayo 11, 2013 (HOL) — Faahfaahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saaka magaalada Gaalkacayo lagula beegsaday taliye ku-xigeenka ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse.

G/sare Jaamac Maxamed Axmed oo ah taliyaha Booliska Puntland ee gobolka Mudug ayaa goor dhow warbaahinta kula hadlay gudaha Isbitaalka GMC, halkaas oo la dhigey dadkii qaraxa ku dhaawacmay.

Wuxuuna sheegay in dadka dhaawacmay ay wadartoodu tahay 14, wuxuuna intaas raaciyey in 9 kamid ahi ay yihiin askar, halka 5ta qof ee kale ay yihiin dad rayid ah oo xiligii uu qaraxu dhacayey goobta ka agdhowaa.

Image


"Waxaa qaraxa sameeyey gaari uu hal qof wato meel 100 mitir u jirta saldhigga, markii uu taliyuhu isteeshinka soo gelayey ayaa qaraxa lala beegsaday, dhaawaca ciidanku waa 9 rayidku waa 5 qof, islaan weyn ayaa liidata sida la ii sheegay" G/sare Jaamac Maxamed ayaa war-fidiyeenada u sheegay.



Ugu danbeyntii, wuxuu taliyuhu xusay in dadka dhaawaca ah uu ku jiro Gen. Muxiyadiin oo isagu ahaa bartilmaameedka qaraxa, islamarkaana uu qabo dhaawac fudud halka ay dhimashadu ilaa iyo hadda tahay hal qof, kasoo ah qofkii weerarka fuliyey.

Dhinaca kale barta Twitterka ee xarakada Al-shabaab ayaa lagu baahiyey in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saaka magaalada Gaalkacayo ka dhacay ay mas'uuliyaddiisa leedahay xarakada Al-shabaab.

"Mujaahidiintu waxay maanta howgal ismiidaamin ah ka fuliyeen Gaalkacayo, wuxuuna bartilmaameedku ahaa saraakiil sare oo ka tirsan Puntland. Ugu yaraan 6 ka tirsanaa ciidamada murtadiina ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen 9 kalena way ku dhaawacmeen," sidaas waxa lagu daabacay bogga Twitterka ee Al-shabaab.

Qaraxa saaka Gaalkacayo ka dhacay oo ahaa mid aad u xooggan, wuxuu kusoo aadayaa xilli todobaadkii u danbeeyey ay ciidamada ammaanku magaalada ka sameeyeen howgallo ballaaran oo lagu soo qaqabtay dad 200 kor u dhaafaya.

Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
xaajidirir@hiiraan.com
Puntland, Soomaaliya
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by AbkoowDhiblaawe »

:wow: :wow:

Al shabaab aint playing around :whew:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by Rabshoole »

Al Shabaab are being supported by the SDC aka Small darood clan. Wrong move for the SDC this could be the last time we'll see one alive in Somalia. :snoop:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by TheblueNwhite »

To kill one guy, they take out 10 ppl with him. Bastards.
InoCabdi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1620
Joined: Sat Jan 12, 2013 5:52 am
Location: #screwschool

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by InoCabdi »

TheblueNwhite wrote:To kill one guy, they take out 10 ppl with him. Bastards.
and so did the french
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by waryaa »

..the good news is that their days are numbered. shababs = dying serpent...
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by quark »

Do they expect to gain followers with this and other savage act? their stupidity is beyond belief. Only the terrorist bomber died :blessed:
User avatar
Lionheart10
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 567
Joined: Tue Jan 15, 2013 11:56 am
Location: Realms of impossibility

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by Lionheart10 »

Al Shabab wey u dhamatey. They're desperate. Inshallah, they will be gone soon.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by quark »

Lionheart10 wrote:Al Shabab wey u dhamatey. They're desperate. Inshallah, they will be gone soon.
inshallah :up:
Dalmar1985
Posts: 50
Joined: Mon Apr 23, 2012 3:44 pm

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by Dalmar1985 »

waryaahoy wrote:
TheblueNwhite wrote:To kill one guy, they take out 10 ppl with him. Bastards.
and so did the french
Oo goormaa ay Muslimiintu gaalada ku deyan jireyn...! Soow ilaahey Muslimiinta kama xaaraameyn diiga qofka Muslinka ah? Walaal ilaahey xaqa ha ina tuso ee yeeyan xamaas ku qaadin ee ka fogoow denbiga...
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by quark »

Dalmar1985 wrote:
waryaahoy wrote:
TheblueNwhite wrote:To kill one guy, they take out 10 ppl with him. Bastards.
and so did the french
Oo goormaa ay Muslimiintu gaalada ku deyan jireyn...! Soow ilaahey Muslimiinta kama xaaraameyn diiga qofka Muslinka ah? Walaal ilaahey xaqa ha ina tuso ee yeeyan xamaas ku qaadin ee ka fogoow denbiga...
:meles: well said
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by AbdiWahab252 »

waryaa wrote:..the good news is that their days are numbered. shababs = dying serpent...
But the snakes are heading back to their home provinces and causing havoc there. Its not yet over.
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by waryaa »

AbdiWahab252 wrote:
waryaa wrote:..the good news is that their days are numbered. shababs = dying serpent...
But the snakes are heading back to their home provinces and causing havoc there. Its not yet over.
awahab, where's their home?

can you post
1- the top ten most seniors in their short history, ppl like eerow, godane, abu mansur, etc
2- tribes: the bulk of their foot soldiers.

No matter how you put it, this group transcends clan or regional lines.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by AbdiWahab252 »

Waryaa,

Their homes all over the country. The ones from the South have no place to flee but the Northerners are fleeing to their home towns and bringing their chaos.
User avatar
waryaa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5889
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm

Re: Al Shabab Strikes in Puntland Galkacyo

Post by waryaa »

AbdiWahab252 wrote:Waryaa,

Their homes all over the country. The ones from the South have no place to flee but the Northerners are fleeing to their home towns and bringing their chaos.
i got it - u r right and they are bringing their friends in beheading with them.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”