Mujahid Xeefow rahimullah died

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Mujahid Xeefow rahimullah died

Post by AhlulbaytSoldier »

Guddoomiyihii Ahlusunna Waljamaaca oo ku geeriyooday Isbitaal ay Maamusho AMISOM oo ku yaalla Magaalada Muqdisho
Arbaco, Feberaayo 13, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha Ururka Ahusunna Waljamaaca, Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefoow ayaa ku geeriyooday isbitaal ay maamusho AMISOM oo ku yaalla Muqdisho, kaddib markii xanuun xalay kusoo booday awgiis loo keenay Muqdisho.


Guddoomiyihii Ahlusunna, Sheekh Xeefoow

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii isbitaalka ku booqday ayaa sheegay in xaalad aad u adag uu ku jiray markii uu isbitaalka kusoo booqanayay.
“Markaan arkay xaaladda uu ku jiro Sheekhu waxaan la hadlay madaxweynaha waxaana amar lagu bixiyay in loo qaado meel walba oo xanuunkiisa wax looga qaban karo, balse tii Alle ayaa u timid,” ayuu yiri wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya.

Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in Sheekh Xeefoow uu muddo dheer ka shaqeynayay sidii ay Soomaaliya ammaan ku noqon lahayd, isagoo xusay in taas lagu xasuusan doono weligiis.


Lama sheegin halka lagu aasi doono guddoomiyaha golaha fulinta ee ururka Ahlusunna Waljamaaca oo xiriir dhow la leh dowladda Soomaaliya, iyadoo uu noqonayo mas’uulkii ugu sarreeyay Ahlusunna oo ku geeriyooda Muqdisho.

Sheekh Xeefoow ayaa dhowr jeer u yimid Muqdisho sidii iskaashi dhinacyo badan leh uu u dhexmari lahaa dowladda Soomaaliya iyo Ahlusunna oo ka mideydan dagaalka lagula jiro Xarakada Al-shabaab.




Ilaahay ha u naxariisto mujaahidkaas, he fought with great jihaad against the khawaarijta alqeada. :up:
Last edited by AhlulbaytSoldier on Wed Feb 13, 2013 1:37 pm, edited 1 time in total.
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: Mujahid Xeefow rahimullah died

Post by Marques »

:?:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Mujahid Xeefow rahimullah died

Post by AhlulbaytSoldier »

Somaliman_50 wrote::?:
:idea:

Bro, let us leave this sufithing a side. Yes non-graveworshipping sufis are muslims, the mujahid was non-graveworshipping sufi muslim. The best part is that his jihaad against khawaarijta made him hero for many people.I would rather live under ahlusunnah rule than under wahabi rule in saudi arabia :blessed:
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: Mujahid Xeefow rahimullah died

Post by Marques »

This man was from the same line as Ceyrow (taqabalallahu). :meles: fabi'sa cashiiratakum ya imam. I am dissapointed in you. Mid xaqa u taagan baan ku moodi jirey.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Mujahid Xeefow rahimullah died

Post by AhlulbaytSoldier »

Wallahi i love al-mujahid Ceyroow raximullah for the sake of Allah. He was mujahid before shabaab became khawarij.
Perhaps if he lived long i think he would enter into peacetalks with amiir sh.sharif and shabaab would be now part of Ciidamada Qaranka.
Before he was killed, the mujahid was trying to make peace between his group and maxakiimta.

It shows you he was a leader guided by the Merciful. He loved his people and he would never do something that can damage that.

I will not badmouth Ceyroow raximullah just because i hate shabaab and alqeada.

As for Aweys, the guy is blinded by powerhunger , naceyb and greedy.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Mujahid Xeefow rahimullah died

Post by AbdiWahab252 »

Ceyrow was worse than Xasan Dahir Aweys.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”