Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by AhlulbaytSoldier »

Ciidamada AMISOM oo dhaq dhaqaaqyadii ugu dambeeyay ka wada Shabellaha Hoose (Sawirro)


Ciidamada AMISOM ayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xoog leh ka wada deegaanadii shalay ay la wareegeen ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyagoo qorsheynaya inay u gudbaan deegaanada kale ee gobolkaas.

Sarkaal ka tirsan AMISOM oo ka qeyb qaadanaya howl galka ka socda Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay xaqiijinayaan amaanka deegaanadii ay la wareegeen, isla markaana howl galkooda aanu istaagi doonin.

Cutubyo ka tirsan AMISOM oo wata Taangiyo ayaa lagu arkay gudaha Janaale iyo buundada, iyadoo fariisimo milateri iyo difaacyo ka sameystay daafaha deegaanka, waxaana saaka degan xaalada.

Inkastoo Janaale ay tahay meel ku caan ah wax soo saarka beeraha iyo ganacsiga, ayaa waxaa saaka hakad ku jira Ganacsigii deegaanka oo maalinta Jimcaha uu ahaa maalinta kaliya ee sida weyn loo ganacsado, waxaana saameeyay is bedelka ay gashay degmada.

Sidoo kale deegaanada kale ee Ciidamada gaareen sida degmada Awdheegle iyo tuulooyinka ku dhow dhow ayaa iyana laga soo sheegayaa xaalad degenaansho.

Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/kariin Yuusuf Aadan Dhega-badan ayaa sheegay in aanay hakan doonin ilaa ay ka gaaraan meesha ugu dambeysa ee Al-Shabaab joogaan, waxaana uu tilmaamay in howl galkooda uu guul ku soo dhamaaday.

Ma jirin wax iska hor imaadyo oo toos ah, inkastoo Al-Shabaab la sheegay in maalmihii u dambeeyay aysan ku xooganeyn deegaanada ay qabsadeen Ciidamada huwanta ah.



Image
Image
Image


No matter where terrorists go, we will hunt them down. :whew:

Janaale is hotttt :lawd:
User avatar
Tanker
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3607
Joined: Tue Dec 04, 2012 4:59 pm
Location: Enjoying my life :) I am so happy ! and endless succes has arrived in my life

Re: Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by Tanker »

:lol: :lol:
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by KartiHaween »

:holdup:
User avatar
Xiis1928
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1036
Joined: Sat Jan 05, 2013 6:17 pm
Location: Xiis-Maydh Metropolitan Area

Re: Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by Xiis1928 »

Amison are a bunch of foreign occupiers. How can you be proud of them Hutuking?
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by Mustafee101 »

Dem look those king kong lookin ass niggas nacala :shock: R.I.P the Hawiyo girlz lol
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by original dervish »

:D :som: :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by AhlulbaytSoldier »

Xiis al beendiid 2.0,
They are nabad ilaalin forces.
I prefer amisom than the killers of culuma :blessed:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Ciidamada Qaranka & Peacekeepers Amisom liberate towns

Post by original dervish »

Yeah.....but you really wish your moryaan filth were still in control eh?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”