Two Federal Ministers Visit Garowe Ahead Of President Visit

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Two Federal Ministers Visit Garowe Ahead Of President Visit

Post by oxymoron »

Wasiiradda Maaliyadda iyo Arimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Oo Booqdey Wasaaradda Caafimaadka Puntland (Sawiro)

Minister of Finance & Minister of Internal Affairs of the Federal Government both land in Garowe Puntland ahead of a larger Federal Delegation Headed by the President.


Image
Image
Image
Image
Image

Garowe (WCaaf) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa maalintii Sabtida 15-Feb-2013 waxaa booqasho ku yimid Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cawil Xassan Sulleymaan, Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/kariim Xassan Guuleed.Gudoomiye ku xigeenka Gobalka Banaadir, Xildhibaano iyo Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Golayaash dowladda Puntland.
Waftigan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey xarunta Wasaaradda Caafimaadka, waxayna kulan kooban la yeesheen Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame kadibna waxa waftiga Hoolka Shirarka ee Wasaaradda Caafimaadka loogu soo bandhigey waxqabadka Wasaaradda Caafimaadka Puntland heerka uu taagan yahay, Himilooyinka fog ee la qorsheeyey in la gaaro 5 ta sano ee soo socota iyo caqabaadkii sanooyinkii hore soo qabsaday wasaaradda caafimaadka.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. C/risaaq Xirsi Xassan ayaa madaxda usoo bandhigay hormarka ay wasaaradda Caafimaadku ka samaysay dhinaca caafimaadka iyadoo uu guud ahaan dul maray agaasimuhu xaaladaha caafimaadka Puntland, cuduradda ku badan wadanka iyo dadka ka faa’idaysta adeegyada caafimaadka Puntland oo agaasimuhu sheegay inay gobalada Soomaaliya oo dhan ka yimaadaan.

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Cali C/laahi Warsame ayaa markaas madaxda waxa uu uga mahadceshay booqashadooda taariikhiga ah ee ay ku yimaadeen Wasaaradda Caafimaadka Puntland, waxaa uu wasiirku sheegay in Puntland ay ka mid tahay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayna wax weyn ka dhaxeeyaan kuna aadan arimaha bulshada, wasiirku waxa uu sheegay inay xiriir dhow oo wadashaqeyneed leeyihiin labada wasaaradood ee Federalka iyo Puntland wax badana ay isdhaafsadaan sida tabobarada iyo adeegyada qaarkood. Waxa uu wasiirku sheegay in loo wada shaqeynayo umadda Soomaaliyeed kuwooda u nugul ee hooyada iyo dhalaanka taasna ay ka leeyihiin siyaasad cad oo lagu badbaadinayo umadda Soomaaliyeed.

http://puntlandi.com/wasiiradda-maaliya ... nd-sawiro/

Image
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Two Federal Ministers Visit Garowe Ahead Of President Vi

Post by AbdiWahab252 »

The government needs to send the Sacad Minister overseas. In the time he has been Minister he hasn't left even once and spent his time going to Balcad, Jowhar, Marka, Baydhaba, Kismayo, Guriceel, Belet weyne.

As for these two Rer Galkacyod Ministers, they should have started their visit in Galkacyo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”