Shirka oo dib loo dhigey, Kismaayo
Published: February 22, 2013
Kn: Waxaa dib loo dhigey shirkii maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo muddo 5 maalmood ah sida ay noo xaqiijiyeen madax sarsare oo ka tirsan gudiga farsamada iyo maamulka Kismaayo.
Sababaha waxaa lagu sheegey ergadii gobolka Gedo oo uu dib u dhac ku yimid xiligii ay Kismaayo iman lahaayeen.
KismaayoNews.com
Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
The Kismaayo Jubbaland conference slated to open on the 23 rd which is tomorrow has been postponed for 5 days to give time to the Garbahaaray conference where the Sade are deliberating with those against the project like Mohamud Sayid Adan and Mohamed Abdi Kalil.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
Meanwhile in Garbahaaray where Aw Libaax, Fartaag, Bille Cabdulle (rer Hassan the political chairman of the Sade elders in Kismaayo), the mayors of Beled Xaawo, Dollow, Luuq, Ceel-waaq and others are meeting with the Sayid/Kalil faction preliminary reports are showing that Sade has in principle agreed to support Jubbaland conference united.
Wararki ugu danbeyay ee shirarki Garbaharey iyo Kismaayo.
Wararka naga soo garay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaay tibaxayaan in Shirki Maamul usameynta Jubboyinka u dib u dhac ku yimid.
Dib u dhacaan ku yimid Shirka Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa waxaa la sheegaya in ay ka danbaysay ka dib marki ay soo dib dhaceen Ergoyinki laga sugayay Gobolka Gedo iyo Madaxdi Dowlada ka socotay oo aan wali ka soo jawaabin casuumadi lo fidiyay.
Dhanka kale waxaa wali magaaalada Garbaharey ee Xarunta Gobolka Gedo ka socda Shir Xasaasi ah oo ay iskugu yimadeen Siyaasiyiinta Beesha Sade ee Jubboyinka iyo Gedo waxana shirkaasi diirada lagu sarayay sidii Siyaasiyinta Gobolka Gedo ay wadajir uga qayb qadan lahayeen Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.
Shirkaan oo hada socda 12 saac oo xirrir ah ayaa waxaa laga soo sheegaya Natijooyin hordhac ah kuwaas oo tilmaamaya in dhinacyada ay ku heshiyeen in ay si wada jir ah uga qayb qataan Dadaalada maamul usameynta jubboyinka iyo Gedo.
Marka uu wada hadalkaani soo dhamaado ayaa waxaa lagu wada in dhinacyada ay si wadajir ah ula hadlaan saxafada isla marakana ay soo bandhigaan qodobadi ay ku heshiyeen.
————————————————–
Shariif Axmed
Kismaayo24.com
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
Waa sidaan maqlay anigaba
- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
Marexaankii wax bartay iyo odayaasha maka qeyb qaadanayaan kulankaan in Garbaharay?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
For J/Land to move forward all the people must be united.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
Dp
Last edited by Substance on Fri Feb 22, 2013 7:00 pm, edited 1 time in total.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
Inshallah the jubbaland confercence begins next week.
- Adali
- SomaliNet Super
- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
Turbulence wrote:Marexaankii wax bartay iyo odayaasha maka qeyb qaadanayaan kulankaan in Garbaharay?

inyare ukaadi been hala isku sheegee.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Kismaayo postponed 5 days, give time to Garbahaaray
My Shirwac Diini brother the intellectuals will build the country but the men with guns have to agree to build the system first.Turbulence wrote:Marexaankii wax bartay iyo odayaasha maka qeyb qaadanayaan kulankaan in Garbaharay?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 753 Views
-
Last post by sahal80
-
- 14 Replies
- 1753 Views
-
Last post by UgaaskaBarakaysan
-
- 21 Replies
- 3469 Views
-
Last post by gemini_snake
-
- 16 Replies
- 65 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 0 Replies
- 272 Views
-
Last post by dawwa9
-
- 96 Replies
- 3731 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 27 Replies
- 1926 Views
-
Last post by SecretAgent
-
- 10 Replies
- 2559 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 262 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 2 Replies
- 237 Views
-
Last post by Perfect_Order