Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by ina aadan »

Faallo.com (Jigjiga) 24-02-2013
Sida uu Faallo.com soo gaadhsiiyay wariye ka mid ah kuwa Bahda uga howl gala arrimaha xafiisyada Deegaanka Soomaalida Madaxweynaha Deegaanka ayaa dhawaan magacaabay 2 guddoomiye degmo. Jagooyinkan cusub ayaa lagu kale qoray labada nin ee kale ah Xuseen Sheekh Nuur kuna magac dheer Waydhalaali iyo Mudane Dhagaweeyne.

Dhagaweyne ayaa degmada Darootole looga dhigay gudoomiye halka Waydhalali looga dhigay degmada cusub ee Ceelwaayne; nimankan ayaa in mudo ah waxaay kacabanayeen in meelaha ay joogaani aayna dhac-dhac/ cun cun badan lahayn, sidaas darteed in aayna daacad unoqon karin Madaxweyne Cabdi iley ilaa inta aay meel fiican kahelayaan waxayan wadeen baryahanba olole dhanka ah Cabdi iley taas oo uu markuu Cabdi iley kawar helay uu kumaslaxay gudooyienimada degmooyinkan cusub ee u baahnaa in dad aqoonle lagu qoro waxna loo taro ee aan ubaahneeyn cid xabad riditaqaana.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by AbkoowDhiblaawe »

LMFAAAAOOO@ Weydhalaali :russ: :dead:
User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by guhad122 »

:lol: :lol: :lol: WeyDhalaali; ina-aadan ninkaasu magac inkaaranaa....

Wuu dhirin dhirin, markaasuu dhalaanin dheefta, markaasuu ka dhaashan, markaasay isla wada dhalaali.... :lol: :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by ina aadan »

Mooryaan sow ma ahan de nimanku.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by Hyperactive »

lol so they ant meel wah ka adi kaan?

ina aadan,

wahan maqley ke ina illey he gives qorba jooga lands but wa nad dista ama wa laga qaady.lol

contractors ka na isaga leh. so wa win win for him. ma runba?
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by MarsinQorahay »

Yes it's true, but only for OG's tho.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by Hyperactive »

horta, no one could sue ina illey for his crimes against people in the region?
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by MujahidAishah »

hyperactive wrote:lol so they ant meel wah ka adi kaan?

ina aadan,

wahan maqley ke ina illey he gives qorba jooga lands but wa nad dista ama wa laga qaady.lol

contractors ka na isaga leh. so wa win win for him. ma runba?
That wat I heard in aswell he is giving out free jaqo to quurbojoog ... I need to go to jigjiga and see wats up
:whew:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by Hyperactive »

lol kaa wah ka doonan mahayo. inkaar bo qaba. nijaasteesa iney iso garto ma rabo.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by MujahidAishah »

hyperactive wrote:lol kaa wah ka doonan mahayo. inkaar bo qaba. nijaasteesa iney iso garto ma rabo.
Illhay baa xisabiin adu dhul gabso inabti. .. Marka wenye ateed baa uu aye doonta
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by MarsinQorahay »

He only gives out free lands to OGADENS and isaaqs, keep that in mind couse i've recently recived land from him in faafan and inside JIgjiga city. :holdup:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by MujahidAishah »

He hands it out to everyone. .. My aunt in Canada got free land and shes samaroon .... I just want jigjiga city anything else he can hve it
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by Hyperactive »

AishahWaqooyi wrote:
hyperactive wrote:lol kaa wah ka doonan mahayo. inkaar bo qaba. nijaasteesa iney iso garto ma rabo.
Illhay baa xisabiin adu dhul gabso inabti. .. Marka wenye ateed baa uu aye doonta
lol dulku ma halal ba dee, illen nin an laheyn wah ma bihin kara'e! wah walba iska qaado ma aha e.lol , illen anikuba gooni ba la e hisabi.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by MarsinQorahay »

AishahWaqooyi wrote:He hands it out to everyone. .. My aunt in Canada got free land and shes samaroon .... I just want jigjiga city anything else he can hve it
That's your dream, Jigjiga is forever gonna be in the hands of Ogadens from now on.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Guddoomiyeyaal Dagmo oo La Magacaabay

Post by MarsinQorahay »

hyperactive wrote:
AishahWaqooyi wrote:
hyperactive wrote:lol kaa wah ka doonan mahayo. inkaar bo qaba. nijaasteesa iney iso garto ma rabo.
Illhay baa xisabiin adu dhul gabso inabti. .. Marka wenye ateed baa uu aye doonta
lol dulku ma halal ba dee, illen nin an laheyn wah ma bihin kara'e! wah walba iska qaado ma aha e.lol , illen anikuba gooni ba la e hisabi.
War adigu ma doqon baatahay? Jigjiga horumarka waxaa soo keeney wa qurbojoogta, it's not haram to give out lands to build when noones ownes the land. Explain to me how that is haram?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”