Page 1 of 1

Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

Posted: Sun Feb 24, 2013 1:05 pm
by ina aadan
Kn: Mid ka mid ah weeydiimihii ugu yaabka badnaa, lagana yaabo in ay ifafaalo ka bixineyso siyaasadda laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa waxa la weeydiiyey afayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

Su’aasha waxa ay ahayd “Jawaariyoow maxaa Jig Jiga ku geeyey?”, iyada oo wariyaha BBC-da ee waraysiga qaaday uusan su’aal ka qabin sababta gudoomiyaha baarlamaanka uu u booqdey Addis Ababa oo ah caasimadda Ethiopia.

Prof. Jawaari ayaa su’aashaasi layaabka leh oga jawaabay qaab laga dheehan karo in uu fahmay ujeedka laga lahaa su’aasha, wuxuuna yiri “Meel kasta oo uu qof muwaadhin Soomaaliyeed joogo waan booqanaynaa, Jig Jiga iyo Timbukto ha ahaatee”.

Jawaari waxa uu sheegey in Jig Jiga ay ku dayasho mudantahay, islamarkaasina halkaasi ay ku noolyihiin 7 malyan oo Soomaaliyeed, waxa uu aad ula dhacay jaamacada Jig Jiga.

KismaayoNews.com

Re: Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

Posted: Sun Feb 24, 2013 1:57 pm
by Talo alle udaa
Image

Image

Jawaari welcomed in WiilWaal Airport.

Re: Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

Posted: Sun Feb 24, 2013 3:50 pm
by Sagaashan
:blessed:

Re: Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

Posted: Sun Feb 24, 2013 4:23 pm
by EEGA9
ina aadan wrote:
Prof. Jawaari ayaa su’aashaasi layaabka leh oga jawaabay qaab laga dheehan karo in uu fahmay ujeedka laga lahaa su’aasha, wuxuuna yiri “Meel kasta oo uu qof muwaadhin Soomaaliyeed joogo waan booqanaynaa, Jig Jiga iyo Timbukto ha ahaatee”.
We're not naive to believe Jawaari was upholding his Somalinimo when he was serving his own political interests by appeasing Addis Ababa and propping up/legitimizing the Kilil.

Re: Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari.

Posted: Sun Feb 24, 2013 4:29 pm
by Tanker
Jaawaarti and the Xamar government has shown themself as tratiors because Jaawaari in the name of the Xasan government has visited the puppet regime in colonized Somali Galbeed where millions of somalis are treated like animals.