Xildhaabanadii Golaha Deegaanka Saylac Iyo Lughaya ee Beesh Ciise Oo Iscasilay
Saylac (Ramaas), Febr, 25, 2013- Xildhbaano ka soo baxay goleyaasha deegaanka degmooyinka Saylac iyo Lughaya uga soo baxay beesha Ciise ayaa goor dhawayd is casilay.
Xildhibanadan is casilay ayaa tiradoodu gaadhaysaa 10 Xildhibaan oo ay 3 xildhibaan oo ka mid ah ka soo baxeen degmada Lughaya, halka ay 7 xildhibaan ee kalena ka soo baxeen degmada Saylac.
Arintan ayaa ka dambaysay muran wakhti dheer taagnaa oo ku sabsanaa is marin waa u dhaxeeyey beelaha deeganadaasi degan, iyada oo sida uu ku soo waramayaan wariyeyaal deegaanadaasi ku sugan xubno ka mid ah xildhibaanadani ay ka soo laabteen magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya oo ay kula soo kulmeen Ugaaska Beeshooda Ciise.
Wixii warar ka soo kordha la Soco wakhtiyada soo socda Haddii ALLE idmo.
Ramaasnews Desk
http://www.ramaasnews.com/index.php/New ... silay.html
Cisse MPs resign as tensions increase in Zeyla and Lughaya
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 269 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 1 Replies
- 630 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 0 Replies
- 581 Views
-
Last post by Kramer
-
- 1 Replies
- 342 Views
-
Last post by noer
-
- 116 Replies
- 7766 Views
-
Last post by Djiboutian
-
- 21 Replies
- 9332 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 37 Replies
- 3206 Views
-
Last post by MarsinQorahay
-
- 5 Replies
- 942 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 17 Replies
- 1763 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 1 Replies
- 959 Views
-
Last post by BigBreak