Maalinta qiyaamo waa maalin aad u weeyn sidaas darteed Ilaah subxaanahuu watacaalaa marar badan
ugu soo celceliyey quraanka iyadoo macno kala duwan ku imaanayso sida yowmun cadiim, yowmun mashhuur, yowmun xisaab, yowmun diin, yowmul qiyaamah iwm.
واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
Dalmar1985
- Posts: 50
- Joined: Mon Apr 23, 2012 3:44 pm
Re: واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله
Waa maalin qof waliba wuxuu hormarsadey la horkeenayo! waa maalin qofkii ilaahey u naxariistey un xisaabta u fududaaneeyso!
waxaaese la yaab leh anagoo intaas oo idil og oo hadana Ilaahey wuxuu na amrey raacin wuxuu naga reebeyna ka reebtoomin...!
Waxaa ugu ciqaab daran maalinta qiyaamo qofkii naf ilaahey uuntey si ula kac ah u diley...
Ilaahayoow inaga dhig kuwaad akhira xisaabtanka u fududeeysey.

- abuu_dujaana
- SomaliNetizen

- Posts: 349
- Joined: Wed Oct 28, 2009 1:10 pm
Re: واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله
Waa runtaa, beni aadamka waa qalbi adag yahay, waxaa naga tanbadiyey aduunyo jaceel, cadoowgii sheydaanka ahaay iyo naftoo iska jecel raaxo been ah.Dalmar1985 wrote:Waa maalin qof waliba wuxuu hormarsadey la horkeenayo! waa maalin qofkii ilaahey u naxariistey un xisaabta u fududaaneeyso!
waxaaese la yaab leh anagoo intaas oo idil og oo hadana Ilaahey wuxuu na amrey raacin wuxuu naga reebeyna ka reebtoomin...!
Waxaa ugu ciqaab daran maalinta qiyaamo qofkii naf ilaahey uuntey si ula kac ah u diley...
Ilaahayoow inaga dhig kuwaad akhira xisaabtanka u fududeeysey.
Re: واتقوا يوما ترجعون فيه إلى الله
This life is temp, so make most of your life by remembering Allah subxaanahuu watacalaa and try to pray all the time to establish connection with Allah constantly.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 759 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 4 Replies
- 442 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 3 Replies
- 279 Views
-
Last post by AyeeyoH
-
- 3 Replies
- 424 Views
-
Last post by Aseelah-Raaida
-
- 6 Replies
- 609 Views
-
Last post by Nabel
-
- 16 Replies
- 1840 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 14 Replies
- 963 Views
-
Last post by Saraxnow
-
- 4 Replies
- 527 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 6 Replies
- 1484 Views
-
Last post by Mondey
-
- 3 Replies
- 517 Views
-
Last post by TarTar