Page 1 of 1

Biyo kulule (video)

Posted: Fri Mar 01, 2013 6:27 am
by Adan_1
Degaanka Biyo kulule ee bariga Gobolka Saaxil oo loo daawo tago iyada laga helay biyo rabaani ah oo caafimaad laga heli karo


Re: Biyo kulule (video)

Posted: Fri Mar 01, 2013 9:57 am
by HilaacHills
Adan_1 wrote:Degaanka Biyo kulule ee bariga Gobolka Saaxil oo loo daawo tago iyada laga helay biyo rabaani ah oo caafimaad laga heli karo

Interesting. Waan in aan ayeeyday u sheega, way ku rayn lahayd biyahaa, walle. Thanks for sharing this, Adan. :up:

Re: Biyo kulule (video)

Posted: Fri Mar 01, 2013 12:38 pm
by X.Playa
Its funny how these TV guys describe a hot stream " waa mucjiso ilaahay ku manaystay" you aint alone , every countery on earth has a hot stream.

Ka ugu danbeeya ee usha sita waaba majnuun waalan sidu dhulka usha ugu godayo and the due is young but he is a typical ..reer miyi.