I have decided to share my little knowledge about how is important to know the meaning of the quran.
Re: Quranka iyo Fasiraadiisa(Video Blog)
Posted: Sun Mar 03, 2013 7:59 am
by afisoone
Inshallah next time when you see someone using a verse in discussion. Take that ayat and check the correct tafsiir.
Re: Quranka iyo Fasiraadiisa(Video Blog)
Posted: Sun Mar 03, 2013 1:34 pm
by Maandhow
Culimada misleading ay ku sameeyaan aayadaha kulahaa Subxaanalaha!!!
They only putting forward one side of an argument (Bias) kulahaa Subxaanalahaa!!!
Ilaah ka cabso oo culimmada afkaaga ka ilaali.
Re: Quranka iyo Fasiraadiisa(Video Blog)
Posted: Sun Mar 03, 2013 3:36 pm
by afisoone
Maandhow wrote:Culimada misleading ay ku sameeyaan aayadaha kulahaa Subxaanalaha!!!
They only putting forward one side of an argument (Bias) kulahaa Subxaanalahaa!!!
Ilaah ka cabso oo culimmada afkaaga ka ilaali.
Akhii waxbaa la mucaaradaa ayaa maqashay. You lie about what I just said. Yes, it it true if you are going to talk a topic. You must discuss the full topic. Topic both yes or no in that particular topic. That is why I said.
I never said
Culimada misleading ay ku sameeyaan aayadaha kulahaa Subxaanalaha!!!
Hadaa buhtaanun withmun mubiiin. Maxaa ka faa'ideeysaa beenta. Dollar or dinaar.
Re: Quranka iyo Fasiraadiisa(Video Blog)
Posted: Sun Mar 03, 2013 3:45 pm
by afisoone
Maandhow wrote:Ilaah ka cabso oo culimmada afkaaga ka ilaali.
Yaa culumo caayay neh. Salaadaha matukadaa marka hore. Go pray and learn your religion. I was just discussing about people who are using the religion as their main interest that is all.
A liar can not defend culumada muslimiinta. It is very stupid to call Saciid afisoone is insulting culumada. I don't even bashing you for lying about me let alone culumada. I was just talking about general stuff anyone with knowledge.
Re: Quranka iyo Fasiraadiisa(Video Blog)
Posted: Sun Mar 03, 2013 4:31 pm
by Maandhow
Saaxiib hadalka aad tiri ayaan direct u quote gareeyey
Marka leedahay culimada si balanced ah wax uma soo gudbiyaan. Maxaad ka waday?
Adiga markaad hadalkaas leedahay kumaad ahayd horta?
Raximalaahu imra carafa gatra nafsihii ( رحم الله مرء عرف قدر نفسه
stop criticizing scholars