Go after the big fishes.
Miskiinka maxay ka rabaan. Just because he doesnt have big family is a reason to make his life miserable?

Sucks to be madhibaan

(Maamulka) Somaliland tells (Jamhuuriyadda) Somalia to lay off Mohamed Ali Samatar Impunity attempt or risk worsening relations
Xukuumada Siilaanyo oo ka hadashay faragalin diblomasiyadeed oo dawlada Somaaliya ku samaysay dacwada
Maxamed Cali Samatar.
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Dibeda Somaliland Mawliid Maxamed Ibraahim ayaa maanta shirjaarid oo
ku qabtay kagaga hadlay arrimahan ayaa waxa ka mid ahaa hadalidiisa. "Arrinta Maxkamada Maxamed Cali
Samatar ee ka socota dalka Maraykanka waxay ahayd arrin uu taalada wadankas, waxaan u arkaynaa faragalinta
ay madaxda Somaaliya faragalinayaan gardaro cadaana oo loo gaysanaayo shacabka Somaliland, ku waas oo
uu hore ugu gaystay danbiyo aadame Maxamed Cali Samatar, wakhtigii uu xilka hayay. waxaanu markaas
annagu leenahay arrintaas dawlada aanu jarka nahay ee Somaaliya haka dayso faragalinta, waayo waxay
sii xumaynaysaa uun jarnimaadii naga dhaxaysay"