Published on March 5, 2013 by Jayte · No Comments · 953 views
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Qatar ayaa goordhow toos khudbad uga jeedin doona telefishinka Al-Jazeera oo xaruntiisu tahay magaalada Doha,
Hadaba Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda si aad toos uga daawato linkigan hoose riix.
http://www.ustream.tv/channel/special-l ... -president
