Page 1 of 1

Look how this Hargesawi dude hollers at a Female"

Posted: Thu Mar 07, 2013 4:49 pm
by MenaceToSociety


What a legend..Can anyone translate what he said to her at the end..none of you know that language :whoa:





Re: "Caruurta hadii banaan lagu dhalo wa bilaa edab"

Posted: Thu Mar 07, 2013 5:54 pm
by HilaacHills
Looool, waa nin shactiro miidhan ah. I stumbled on his videos a few days ago and made my day saan u qoslaayey. Nin waalan weeyaan.:lol:

"waryaa orodoo hooyadaa dhageyso, orod hoyow. Eyahow biyaha galay."
:pac:
"Waryaa! Orod hooyada iyo aabaha isku dhagdhagee orod!" "Ha isku murmaan caawa'e"
:pac:

/
Reer Hargeysa oo u baahan dhaqan celin badan.




Qurba jooga oo la yaaban dad wada xumadaysan oo laabaha ka cabudhsan. :mindblown: His solution? magalada ha laga qabto oo waa in guryaha lagu hayo. :lol:

Re: "Caruurta hadii banaan lagu dhalo wa bilaa edab"

Posted: Thu Mar 07, 2013 5:58 pm
by MenaceToSociety
Bleachedhime wrote:Looool, waa nin shactiro miidhan ah. I stumbled on his videos a few days ago and made my day saan u qoslaayey. Nin waalan weeyaan.:lol:

"waryaa orodoo hooyadaa dhageyso, orod hoyow. Eyahow biyaha galay."
:pac:
"Waryaa! Orod hooyada iyo aabaha isku dhagdhagee orod!" "Ha isku murmaan caawa'e"
:pac:

/
Reer Hargeysa oo u baahan dhaqan celin badan.



ohhh so you got to it before me...I thought I was the only one who knew how to first get these types of videos


Qurba jooga oo la yaaban dad wada xumadaysan oo laabaha ka cabudhsan. :mindblown: His solution? magalada ha laga qabto oo waa in guryaha lagu hayo. :lol: