I support Jubbaland but this shit is getting out of hand, are they being finger-called by the drunkard little KenyattaKn:Sida aan saakadii hore tabinnay, maamulka ku meel gaarka ah ee Kismaayo oo looga yeeray Nairobi ayaa soo gaaray halkaasi kadib markii diyaarad loo diray ay Kismaayo ka soo qaaday.
Dhamaan xubnaha uu ka koobanyahay maamulka ku meel gaarka ah, intooda muhiimka ah ayaa iska soo xaadiriyay Nairobi, waxaana xubnahaasi kamid ah, Sh. Axmed Madoobe oo ah Gudoomiyaha maamulka, Yaasiin Raadaar, kuxigeenka Gudoomiyaha, Gen. Saxardiid, taliyaha ciidamada qalabka sida ee Jubbooyinka iyo Gedo, Muungaab, Seeraar iyo xubno kale.
Lama oga sababta dhabta ah ee ka danbaysa masuuliyiinta la soo wada dheelmay, walow ay tan iyo bari wax kala caddaan doonaan, laakiin hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in loogu yeeray sidii xal looga gaari lahaa arimaha maamul u samaynta Jubbooyinka oo u muuqda kuwo ajuuro cunsan.

shouldn't they be flying to Xamar to calm things down and win support on the ground, what is there to hide if this is so legitimate, is the cover-up so strong that you would rather be finger-called by a kikuyu than a muslim hawiye
