Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed daily
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed daily
Meydka labo ruux oo dhalinyaro ah ayaa caawa maqribkii lagu arkay Xaafada Suuqa Xoolaha, iyadoo mid ka mid ay dileen Ciidamada dowladda markii ay ka shakiyeen.
Wararka ayaa sheegaya in wiilka dhalinyarada ay ciidamada ku amreen inuu istaago, hase ahaatee uu cararay, waxaana kadib ay rasaas ku fureen ciidamada.
Goob jooge ku sugan xaafada Suuqa Xoolaha ayaa sheegay in wiilka dhalinyarada uu ka mid ahaa dhalinyarada xaafada ku noolaa.
Sidoo kale waxaa isna meydka kale oo wiil dhalinyaro ahaa abaarihii maqribkii lagu arkay Xaafada Godey ee Suuqa Xoolaha, iyadoo wiilka dhalinyarada jirkiisa ka muuqatay rasaas.
Wararka ayaa sheegaya in wiilkan dhalinyarada shalay lagala baxay gurigiisa, iyadoo uu ka mid ahaa dad horay ciidamada howl galada xaafadaas ka sameeyeen ka qab qabteen, balse la soo daayay.
Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay meydadka lagu arkayay xaafadaha, iyadoo ku dhowaad 10-meyd oo si xun loo jirdilay lagu arkay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir.
Arrinta ku saabsan meydadka la soo dhigay xaafadaha ayaa si weyn u gil gishay magaalada, iyadoo qaar ka mid ah ahaayeen rag ay ciidamada dowladda ku qab qabteen howl galo, waxaana lagu eedeeyay dilalkaas inay ka dambeeyeen Ciidamada nabadsugida.

Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
There should be amnesty for the Hawiye Shabab members.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Hell naw i say smoke em, but we need to prioritize killing them filthy Eeelays and jebertis firstTitanium wrote:There should be amnesty for the Hawiye Shabab members.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Forget the foot soldiers....what about the ones in Villa Somalia?
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Kastuminite original qalanjo

Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Too late. They have put on their civilian clothing and are amongst the population now abiding by HAG law for the sake of the clan.Warsheekh wrote:Hell naw i say smoke em, but we need to prioritize killing them filthy Eeelays and jebertis firstTitanium wrote:There should be amnesty for the Hawiye Shabab members.
I hear the mother of Murusade was Digil-Eelay. We should leave them alone.
Harakat Al-Islah/Dam Jadiid wing of HAG are not terrorists. They are Wadaads.original dervish wrote:Forget the foot soldiers....what about the ones in Villa Somalia?
- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Ha isku dhiibin mooryaan. They rather killed on the spot, then punish you all day and then killed you. These mooryaans are animals. They don't fear no body and has no mercy at all.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
afisoone wrote:Ha isku dhiibin mooryaan. They rather killed on the spot, then punish you all day and then killed you. These mooryaans are animals. They don't fear no body and has no mercy at all.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
didn't you hear Cali dheere's calacaal it means ciidamada nabadsugidda are doing a great job killing them shishkebabsTitanium wrote:Warsheekh wrote:Hell naw i say smoke em, but we need to prioritize killing them filthy Eeelays and jebertis firstTitanium wrote:There should be amnesty for the Hawiye Shabab members.
Too late. They have put on their civilian clothing and are amongst the population now abiding by HAG law for the sake of the clan.
I hear the mother of Murusade was Digil-Eelay. We should leave them alone.
Harakat Al-Islah/Dam Jadiid wing of HAG are not terrorists. They are Wadaads.original dervish wrote:Forget the foot soldiers....what about the ones in Villa Somalia?

- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Warsheekh,
You support these massacre that took place in Mogadishu? You have no an atom of mercy toward human being. Fear Allah.
You support these massacre that took place in Mogadishu? You have no an atom of mercy toward human being. Fear Allah.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Afisoone go to hell focking terrorist sympathizer.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 7582
- Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
- Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
i like my shishkabab grilled

- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: Murusade and Duduble Al shabab getting brutally killed d
Warsheekh wrote:Afisoone go to hell focking terrorist sympathizer.![]()
![]()
Markii hore ma fiirin your avatar. Illeen reerkii lagu yaqaanay waxkasto inee taageeraan.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 408 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 7 Replies
- 608 Views
-
Last post by Nomand
-
- 1 Replies
- 382 Views
-
Last post by zackabdul
-
- 18 Replies
- 1220 Views
-
Last post by Fale
-
- 1 Replies
- 346 Views
-
Last post by Gabre
-
- 5 Replies
- 675 Views
-
Last post by Dalmar1985
-
- 10 Replies
- 1129 Views
-
Last post by Advo
-
- 11 Replies
- 1047 Views
-
Last post by Rambie
-
- 0 Replies
- 349 Views
-
Last post by damu
-
- 4 Replies
- 787 Views
-
Last post by ModerateMuslim