Page 1 of 2
Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 6:15 am
by salool
Waa su'aal simple ah ka jawaab.Amba nolo cusub ha ahaato, amba alaab ha ahaato...bal noo sheeg uun waxaad rabtid.
Anigu waxaan raba nin balaayo ka dhacday oo cidiba heli karin, he only exist in my dreams.

Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 6:23 am
by AbkoowDhiblaawe
lacag

Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 6:32 am
by Hyperactive
right now, wah ika maqan , wa janatul fardoos. Allaho taas ban ka albadey. aduno ko na'ay. illen noloshu qof kasta hayste!
Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 6:35 am
by Zeivira
Steadfastness

Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 7:14 am
by wiyeer
@Salool
aniga waxaad ii keentaa laxoox shaaxid ah oo subag sixin ah leh iyo koob shaah ah oo ay ka dhacayso.
Tanks
Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 8:07 am
by kambuli
Goormaa iigu dambeysy kelmadda "Shaaxid"
With all honesty, right now aside from what everyone of us wants which is Janna and Raxamatu Allaah, all I need is peaceful Somalia specially peaceful Mogadisho as it is the heart of our nation...Yaa Rabbi Peaceful Somalia

Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 8:25 am
by Vivacious
I want to see my mum soo badly. and then die and go to Jannah

Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 8:34 am
by AgentOfChaos
Salool: Waxaan rabaa inaad hurdada ka kacdid oo riyadan akhyaaliga ah iska daysid.
Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 8:36 am
by Lillaahiya
TO FINISH THIS SEMESTER, UGH!
Re: Maxaad rabta?
Posted: Wed Mar 20, 2013 9:03 am
by Navy9
ever since I was a kid I have been dreaming of becoming arsene lupin

Re: Maxaad rabta?
Posted: Tue Mar 26, 2013 3:52 am
by Barwaaqoiyobashbash
hyperactive wrote:right now, wah ika maqan , wa janatul fardoos. Allaho taas ban ka albadey. aduno ko na'ay. illen noloshu qof kasta hayste!
Maashallah akhi.

Re: Maxaad rabta?
Posted: Tue Mar 26, 2013 3:55 am
by Barwaaqoiyobashbash
kambuli wrote:Goormaa iigu dambeysy kelmadda "Shaaxid"
With all honesty, right now aside from what everyone of us wants which is Janna and Raxamatu Allaah, all I need is peaceful Somalia specially peaceful Mogadisho as it is the heart of our nation...Yaa Rabbi Peaceful Somalia

Yes kambuli!! ilaaahi dhucadaada ha kaa aqbalo,amiin yaa rabb,Jannatul fardowsul aclaa and a peaceful Somalia.

Re: Maxaad rabta?
Posted: Tue Mar 26, 2013 5:54 am
by Thuganomics
Maintaon my good health and acrue wisdom

Re: Maxaad rabta?
Posted: Tue Mar 26, 2013 9:01 am
by Minneapolis Mayor
$15,000 oo aan loanka iskaga dhameeyo.
Re: Maxaad rabta?
Posted: Tue Mar 26, 2013 9:11 am
by FarIyoAlif
We all need in ilaahay amuuraha inoo sahlo apart from that I need summer to come quick baraf baa ma laayey
