viewtopic.php?f=26&t=3242681:in la xoreeyo dhammaan deegaannada gobollada Jubbooyinka ee haatan gacanta Al Shabaab ku jira.
2: In isku dhafo dhamaanba ciidamada Jubboyinka jooga oo aysan noqon hal dhinac oo keliya, lana kala beddelo ciidamada qaar oo qaarba meel la geeyo.
3: In la dhiso maamulka Jubbaland iyadoo ay u dhan yihii dadka gobolladaas wada dega
4: In la doorka ay ku leedahay ay ka qaadato maamul u sameynta Jubbooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya.
5:in la hagaajiyo xiriirka dhanka siyaasadda ee Jubbooyinka.
6. In si siman dhaqaalaha ka soo baxo dekedda Kismaayo loo wadaago oo aanay qaadan cid gooni ah,.
Waxaa jiray qodob kale oo la isku mari waayey oo markii dambe dhinacyada shirka ka qeybgalay ay ka tanaasuleen, kaasoo ahaa in tababar loo diro ciidamada ururka Raaskaamboon
In mentioning some of the more pressing highlights, I over looked point number 4. Which says that the Federal Government shall take it's rightful place in the construction of Jubbaland State. Though exactly what that means shall be explained in the next few days, but nevertheless, considering this opened the way for the Prime Minister to come to Kismaayo, could signify the important role he is wishes to play.
Some news outlets report that the Prime Minister will take the leading role in the conference, and will make some amendments to delegate selection and division.
Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa u sheegay danjiraha Mareykanka markii uu la kulmay inuu rabo in isagu [raysul wasaaraha] iyo wafdi uu hogaaminayo ay dhowaan booqdaan magaalada Kismaayo, booqashadaasina ay noqon doonto mid dhabbaha u xaarta dib u bilaabida shir ka ballaaran midkii horey uga furmay Kismaayo kaasoo raysul wasaaruhu ku micneeyay “mid dadkoo dhami ka soo wada qeybgali karaan”