Page 1 of 1
Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 2:27 pm
by SahanGalbeed
I cannot post in the thread posted b y zingii for some reason , and i think I have a solution . I would set up "labor camps" for these kind of lil thug wannabes . Waxa dhaqan ka ka waalay waa waxa ka soo noqda ingiriska , no need to deny it . Ilbaxnimo bay u haystaan badaw da yare reer Hargeysa .
Intaan soo xidh-xidho baan tuute gaar ah u galin laha , subaxi ha soo guraan kudaafaha magaalada , waddoyinka ha xaadhaan for all people to see , dadka oo dhan ha wada arkaan
Ninkii is yidha orod ama baxso , xabad ba lagu fura .
It sets an example for whomever want to emulate them , and it teaches the @#!*% ,ers a lesson and show them who's boss .
Ilaahow dawladda Somaliland intaa iga gaadhsi , aamin
Sorry Zingii , technical issue bro .
Re: Concerning the rapist in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 2:29 pm
by salool
Bahalkaba ha laga jaro, problem solved!
Re: Concerning the rapist in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 2:39 pm
by Advo

@
salool wrote:Bahalkaba ha laga jaro, problem solved!
cirbad qooraha haloogu duro, mid waligood eey kacsan doonin...ooo bahalkii oo dhan nacas ka dhigey
Re: Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 2:55 pm
by Hyperactive
yep, they deserve to teach them lessons they would never recover from it!
Re: Concerning the rapist in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 2:57 pm
by FarIyoAlif
salool wrote:Bahalkaba ha laga jaro, problem solved!
maa la iska khaarajiyo surely that is better for them
Re: Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 3:02 pm
by salool
Sadex nin marka laga jaro kuwa kale cashar weyn bey oo noqon laheyd.Humans learn in the hard way, let the chopping begin..

Re: Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 3:10 pm
by Hyperactive
bal why rape kolba hadey haraam o barereyn , mey mid ogol radsadan! wa dad habaran.
Re: Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 3:19 pm
by zingii
Anigu xataa waxaan is iri markaan akhriyay in ay yihiin DHAQAN CELIS kids.
Laakinse Ilaah baa og.
Re: Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 3:23 pm
by FarIyoAlif
salool wrote:Sadex nin marka laga jaro kuwa kale cashar weyn bey oo noqon laheyd.Humans learn in the hard way, let the chopping begin..

ma ogtahay in mag laga bixinayo hadii laga jaro
combined value of 200 camels weeye ciyaar ma aha alaabtu
Re: Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 3:57 pm
by STARKAST
Huge city (population) and poverty = social problems !

Re: Concerning the rapists in hargeysa
Posted: Fri Mar 29, 2013 4:56 pm
by MenaceToSociety
Faggot Sahal, hyper and advo need to b raped
