Siduu Nomand u sheegay, maxaa lacagta deeqda ah loogu wada baxshaa magaalo madaxda oo kaliya?Nomand wrote:the federal government = mogadishu
anything the federal government gets is spent on mogadishu only
Nomand, wuxuu i dareensiiyay waxa dadka qaar mugdiga ka gashay hadafka dowlada.
Mashruucyada qaar soo ma qumana inay ka fuliyaan degaanada kale si kalsoonida shacabka ku nool deegaanadaasi u helaan?



