Page 1 of 1
Suaal concerning The Federal Government.
Posted: Fri Mar 29, 2013 4:34 pm
by zingii
Nomand wrote:the federal government = mogadishu
anything the federal government gets is spent on mogadishu only
Siduu Nomand u sheegay, maxaa lacagta deeqda ah loogu wada baxshaa magaalo madaxda oo kaliya?
Nomand, wuxuu i dareensiiyay waxa dadka qaar mugdiga ka gashay hadafka dowlada.
Mashruucyada qaar soo ma qumana inay ka fuliyaan degaanada kale si kalsoonida shacabka ku nool deegaanadaasi u helaan?
Re: Suaal concerning The Federal Government.
Posted: Fri Mar 29, 2013 4:39 pm
by The_Patriot
zingii wrote:Nomand wrote:the federal government = mogadishu
anything the federal government gets is spent on mogadishu only
Siduu Nomand u sheegay, maxaa lacagta deeqda ah loogu wada baxshaa magaalo madaxda oo kaliya?
Nomand, wuxuu i dareensiiyay waxa dadka qaar mugdiga ka gashay hadafka dowlada.
Mashruucyada qaar soo ma qumana inay ka fuliyaan degaanada kale si kalsoonida shacabka ku nool deegaanadaasi u helaan?
ma hadha hurdadha kaso tostey?
That was long time argued by Awlibax.
Re: Suaal concerning The Federal Government.
Posted: Fri Mar 29, 2013 4:43 pm
by zingii
Waan u jeedaye waxaan rabaa inaan fahmo natiijada lagaga dan leeyahay.
Re: Suaal concerning The Federal Government.
Posted: Fri Mar 29, 2013 5:12 pm
by The_Patriot
zingii wrote:Waan u jeedaye waxaan rabaa inaan fahmo natiijada lagaga dan leeyahay.
adhigu waxas shaqadha ma aha ee kac kismaayo soo xorey.

Re: Suaal concerning The Federal Government.
Posted: Fri Mar 29, 2013 5:57 pm
by Turbulence
zingii wrote:Waan u jeedaye waxaan rabaa inaan fahmo natiijada lagaga dan leeyahay.
Maybe Mogadishu, being the governments seat, has to fully get back on its feet before the government can help other regions do the same?
Re: Suaal concerning The Federal Government.
Posted: Sat Mar 30, 2013 1:27 am
by PrinceDaadi
Somalia = Mogadishu!
Re: Suaal concerning The Federal Government.
Posted: Sat Mar 30, 2013 3:00 am
by oxymoron
PrinceDaadi wrote:Somalia = Mogadishu!
Naaya! please. That Era is long over.
Mogadishu= Mogadishu today.
Mogadishu does not and will not represent anything besides Moghadishu city alone.
The International community finally understands the reality in Somalia. Garowe iyo Hargeysa receive their own Aid and International delegations to met with the actual people in charge.
The fake niggas in Mogadishu can continue to fake smile for the cameras but reality will never be changed.