Will the Sade respect the voice of their Ugaas or does he carry no clout?Waxaa Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobalka Jubbada Hoose wafdi ballaaran oo isugu jiray Ergooyin iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka Gedo, wafdigaas oo uu hogaaminayey Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ujeeda ay Halkaas u Tageen ayaa ah Inay ka Qayb galaan shirka maamul u samaynta Gobalada Jubbooyinka Iyo gedo ee kasocda Jaamacada Kismaayo
Wariye Madaxbanaan oo lagu Magacaabo Jaamac Joofane ayaan Manta kawaraysanay Waftigan iyo Waliba halka ay kayimadeen Sido kale Jaamac waxa u noga warbixiyey Shirkaas Qaabka u u socdo
Wixi kuso Kordha Waan idinso gudbinayna Insha allah
http://saadaalnews.com/wp-content/uploa ... Media-.mp3
who can claim to represent the voice of the tribe if not the tribal leader himself?