Waxaa reer minneapolis maalmahaan ka soo baxaya in ninka la yiraahdo Cumar Jamaal in loo magacaabay si qarsoodi ah danjiraha soomaaliya ee mareeykanka. Cumar waxaa la sheegay ineey isku reer yihiin madaxweeynaha Dawladda ku meel gaarka ah C/hi Yusuf oo uu adeer u yahay. Waxaa jagadaas cumar kula tartamaya gabar kale oo cabdulaahi adeer u yahay oo degan Boston, hase yeeshee waxaa gabadhaas mar hore loo magacaabay afhayeenka maaxweeynaha.
Cumar ayaa waxaa weli u socoto dacawadii immigration-ka. Dadka sida fiican u yaqaan ninkaas ayaa sheegaya inuu yahay nin qabyaaladda ku gaamurtay aqoontiisana eeysan sidaa u sii durugsaneeyn. Waxaa ilaa iyo hadda la sheegay inuu hal sano oo Biology ah ka qaatay mid ka mid kuleejooyinka Canada oo uu horey qaxooti ugu joogi jiray. Dad kale ayaa waxeey ku xantaan inuu hadda ka hor qabay cudurka dhimirka ee Buufiska loo yaqaan kaasoo dad badan oo soomaaliyeed ku dhaco.
Magaca uu ninkaan wato ayaa la sheegay inuu yahay mid been abuur ah oo la isaga dhiibay mareeykanka. Dhalinyaradii ku yaqiin Toronto waxeey sheegeeyn inuu mar kasta ka mid ahaa kooxda fadhi ku dirirka donut-yada calaacalka ku qaadan jiray waqtogooda.
Waxaan leenahay Hambalyo. Ilaa hadda waxuu madaxweynaha u magacaabay jagooyin badan xigtadiisa soke.
Omar Jamal oo loo magacaabay Danjiraha Soomaaliya ee USA
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Kramer
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4342
- Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
- Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
- Contact:
cudurka dhimirka ee Buufiska loo yaqaan kaasoo dad badan oo soomaaliyeed ku dhaco.
Waryaa -this is the funniest shyt I read so far ---the guy has many flaws but come on -don't be so judgemental, and I know we getta be critic anybody who is running for a good position -and a country such as America (super-power) needs a strong, highly diplomatic, well sophisticated person to represent us Somalis --what Omar jamal is lacking is that sophistacation--the guy is very simple -and isn't that articulate --but for the time being I gues he can do the job -let me do the job temporarly--I know this guy did alot of good jobs in Minneapolis -helping somalis -but I don't know about his political side.

- CrazySommies
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2880
- Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
- Location: www.Zoomaliawatch.org
- Globetrotter-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1515
- Joined: Wed Jan 05, 2005 3:51 am
- Location: The globe
- CrazySommies
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2880
- Joined: Fri Feb 13, 2004 7:00 pm
- Location: www.Zoomaliawatch.org
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 915 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 2 Replies
- 469 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 1 Replies
- 401 Views
-
Last post by Cardiff Girl
-
- 8 Replies
- 671 Views
-
Last post by shaamboo
-
- 25 Replies
- 1950 Views
-
Last post by musika man
-
- 2 Replies
- 484 Views
-
Last post by Diva19
-
- 22 Replies
- 2018 Views
-
Last post by Moguul21
-
- 28 Replies
- 1594 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 17 Replies
- 1314 Views
-
Last post by toothpick