
Jabhada SNM Oo Wadata Shirkado Tuug ah Oo Bilaabay Fadhataysiga Deegaanka Khaatumo Iyo Maamulka Iyo Shacabka Reer Khaatumo Oo Moog Arinkaas
(Daawo Maqal Muuqaal).Laascaanood(Allssc): Jabahda SNM oo wadata Shirkado tuug ah kuwaas oo fadhataysta deeganada ama Dalalka awoodoodu Daciifka
tahay ayaa bilaabay inay Faadh Faadhaan Deegaano ka mida Deegaanka Khaatumo State. Maamulka Khaatumo State oo ah Maamul Dadka Reer Khaatumo
doorteen ayaan isagu wax talaabo ah ka qaadin arinkan.
http://allssc.com/2013/04/jabhada-snm-o ... l-muuqaal/