Page 1 of 1
Hees to xaas to be # 2
Posted: Thu Apr 04, 2013 1:51 pm
by zingii
Minyarooy macaaney
Sida Midigiyo bidixba
Jirku u mataaneeyay
Ineynu midoowno
Aayaha mustaqbalka
Miyaad ku aragtaa?
Macaanka noloshiyo
Ila muudmuudso miraha
Ka macaan malabkuye
Aad noqotide marwada
Maalin iyo habeen
Maskaxdu daristee.
Miyarku wuxuu qabaa
Mid jeebka u darano
Maalkeyga duunyo
Minus galisaa
Inaadan u muuqane
Nolosha igu maaweeli.
Re: Hees to xaas to be # 2
Posted: Thu Apr 04, 2013 2:24 pm
by SummerRain
zingii wrote:Minyarooy macaaney
Sida Midigiyo bidixba
Jirku u mataaneeyay
Ineynu midoowno
Aayaha mustaqbalka
Miyaad ku aragtaa?
Macaanka noloshiyo
Ila muudmuudso miraha
Ka macaan malabkuye
Aad noqotide marwada
Maalin iyo habeen
Maskaxdu daristee.
Miyarku wuxuu qabaa
Mid jeebka u darano
Maalkeyga duunyo
Minus galisaa
Inaadan u muuqane
Nolosha igu maaweeli.
Aint that a lie considering she will have you 50% of your time?

Re: Hees to xaas to be # 2
Posted: Thu Apr 04, 2013 2:30 pm
by zingii
Ismahan123 wrote:zingii wrote:Minyarooy macaaney
Sida Midigiyo bidixba
Jirku u mataaneeyay
Ineynu midoowno
Aayaha mustaqbalka
Miyaad ku aragtaa?
Macaanka noloshiyo
Ila muudmuudso miraha
Ka macaan malabkuye
Aad noqotide marwada
Maalin iyo habeen
Maskaxdu daristee.
Miyarku wuxuu qabaa
Mid jeebka u darano
Maalkeyga duunyo
Minus galisaa
Inaadan u muuqane
Nolosha igu maaweeli.
Aint that a lie considering she will have you 50% of your time?

The keyword is "MASKAXDU", i might not be with her physically but mentally
way ila joogtaa xili kasta.
