Wararka ka imaanaya deegaanka Kabxanleey ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto xiisad colaadeed oo udhaxeysa dadka deegaanka oo ku dagaalamay dhul beereed.
Duqa Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan Maxamed Xasan Nuuriye ayaa sheegay inay jirto xiisadaasi iminkana ay wadaan sidii ay ku xalin lahaayeen dhibaatadaasi kasoo cusboonatay deegaanka Kabxanleey.
Xalinta xiisadahaasi colaadeed ee ka jirta deegaanka Kabxanleey ayaa sidii loo damin lahaa waxaa ku howlan ciidanka AMISOM iyo sidoo kale maamulka Gobalka Hiiraan.
Deegaanka Kabxanleey ayaa kaabiga ku haya xuduuda Soomaaliya iyo Ethiopia waxaana halkaasi daga dad reer guuraa ah oo inta badan ku dagaalama dhul daaqsimeed iyo ceelal biyood iyadoo xiisada iminka taagan ay ka dhalatay dhul daaqsimeed.
Guulleed Cabdi
Boosaaso/Somaliya
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
Xiisado Colaadeed oo ka taagan Deegaanka Kabxanley
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 641 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 0 Replies
- 456 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 388 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 270 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 477 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 881 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 431 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 2 Replies
- 8887 Views
-
Last post by theyuusuf143
