Waxgarad,Odayaa iyo Cuqaal Ka tirsan Beesha Ceyr oo Maanta kulan ku yeeshauy Magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay Cabdi Daahir Caga Jabeey in uu yahay Nin si Xoog ah Ku Afduubtay xilka Ugaaska Beesha Ceyr islamarkaana La shaqeeya Xoogaga Ururka Al Shabaab.
Dhawaan ayaa War bixin ay soo saareen MI6 Sirdoonka arrimaha dibadda Dowladda Ingiriiska waxaa Ugaas Caga Jabeey Lagu eedeeyay in uu ahaa Xiriiriyihii Usaama Bin Laadin iyo AL Shabaab islamarkaana haatan sheego in uu yahay Ugaaska Beesha Ceyr.
Warar Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in laamaha dowladda Lagu War geliyay in Caga Jabeey arrintiisa dib u eegis Lagu sameeyo iyadoo arrintaasi ay si weyn u soo dhaweeyeen Cuqaasha Beesha Ceyr oo isu arka in Ninkaasi Loo garba duubay islamarkaana wixii uu doono ka sameysanayo.
Si kastaba Ugaas Daahir Caga Jabeey ayaa La Xasuutaa in uu beesha Ceyr U Matalayay Kulanka sida weyn wax garadka beeshaasi uga Careysiiyay ee Al Shabaab ku sheegeen ay guddoonsiinayaan Beesha Diyada dadkii ay Micno darrada uga laayeen taasi oo la sheegay in lacagta Magta ah ee la bixiyay iyo dadka Shabaabku ay ka dileen aaney isku dhigmin
Ugaaska Cayr oo alshabaab noqday.
Moderator: Moderators
-
xaliye123
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Ugaaska Cayr oo alshabaab noqday.
where is the clown hutuqueer.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 2096 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 1 Replies
- 641 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 1 Replies
- 475 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 12 Replies
- 2096 Views
-
Last post by zulfiqir23
-
- 7 Replies
- 54 Views
-
Last post by king of kismayo
-
- 0 Replies
- 1414 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 9 Replies
- 1536 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 7 Replies
- 522 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 3 Replies
- 755 Views
-
Last post by X.Playa