Dulmiga haweye bal fiiriya.
Moderator: Moderators
-
xaliye123
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Dulmiga haweye bal fiiriya.
Ma jiro gobol Soomaliyeed oo uu ka jiro dulmiga ka jira Gobolka Shabellada Hoose. Ma jiro Gobol ka mid ah Gobolada Soomaliya oo beelihii Ab iyo isir u deganaa ay marti ka yihiin, oo uu ku amar taageleynayo Mooriyaan shaati dowladeed loo geliyay oo ka soo hayaamay gobolada dhexe.
Ma jiro gobol la mid ah Gobolka Shabellada Hoose oo dhashii Saldanadii Digil ee caanka ahaa ay maanta marti ka yihiin Dhulkooda. Waa Gobolka duriyadii Saldanadii Galadi ee Beelweynta Digil ee taariikhda Geeska Africa laga wada yaqaan ee ka talin jirtay Gobolada koonfureed ee Soomaliya laga soo bilaabo Baardheere ilaa Baraawe ay maanta ku amar taagleynayaan dhulkooda iyo kuna canshuurayaan guryahooda Mooriyaan ka yimid Guriceel.
Haddaba, si aad u aragto sida loo boobay dhulkii Duriyada Boqoradii Digil, nala fiiri shaxdan muujineysa Maamulka ka taliya degmada Afgooye.
Maamulka Degmada Afgooye
1- Gudoomiyaha Degmada C/lahi Cabdi Axmad (iideey) Geledi/Digil
2- G/kuxigenka Nabadgelyada & Siyaasada Mahdi Wacdaan, Hawiye
3- G/kuxigeenka Arrimaha Bulshada Cabdi Ileys (Murusade, Hawiye)
4- Gudoomiyaha Samafalka Degmada C/lahi Max’ud Magan Ceyr, H/g, Hawiye
5- Xisaabiyaha Degmada Daqarre waa Duduble, Hawiye
6- Agaasimaha Canshuuraha Bashiir Ceyr, H/g, Hawiye
7- Taliyaha Saldhiga Gaashaanle Ibrahim Diini Isaaq, Geledi/Digil
8- Taliyaha Nabadsugida Khaliif Max’ed Kaahiye Ceyr, H/g, Hawiye
9- Taliyaha Taraafikada isna waa nin Ceyr ah Hawiye
10- Maamulaha Isbaarada Baar-Ismaaciil ee Deg. Afgoye Warsame Maxamud Siyaad oo loo yaqaano Jinni habargidir,Cayr Hawiye
11- Taliyaha Ciidanka Deegaanka C/lahi Toogane, Murusade, Hawiye
12- Madaxa Qandaraasyada Degmada Afgoye Cali Max’ud Magan, waana ninka heysta beerta Emirates ka ee Sheikh Saa’id Ceyr, H/gidir, Hawiye
Tirada jufo walba ay ku leedahay Maamulka Degmada Afgooye
1. beesha Habargidir 7 qof
2. beesha Murusade 2 qof
3.beesha Wacdaan 1 qof
4.beesha Galadi 2 qof
Tirada guud ahaan Qabiil walba uu ku leeyahay maamulka Degmada Afgooye
1.beesha Hawiye 10 qof
2.beesha Digil 2 qof
Haddaba,waxaa la yaab leh in beesha Gelledi oo lagu yaqaano Afgooye Qaruumo sanana deganaan jirtay in maanta maamulka Degmada Afgooye ay ku yeelato 2 qof, Beesha Habargidir oo ka timid gobolada dhexe somalida dhana ay wada ogthaay ay 7 qof ku yeelato maamulka degmada Afgooye.
Fiiro gaar ah, waxaa suura gal ah in masuuliyiinta qaarkood la bedelay laakiin waxaa booskooda lagu soo bedelay rag u dhashay beeshooda, taas waxaba kama bedeleyso tirada uu qabiil walba ka helay maamulkan
Tafatiraha Markanews
Aawow Muudey

original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
The Govt are using J/Land as a diversion while they give away D&M land and power to Ceyr.
I`ve said from the very beginning that Hassan Sheikh is a Ceyr stooge, not even representing Abgaal interests.
I`ve said from the very beginning that Hassan Sheikh is a Ceyr stooge, not even representing Abgaal interests.
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
I am surprised as to why Hawiye got shortchanged in Hawiye lands 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
Carry on nigga......what the Govt is doing is not sustainable in the long run.
Sooner or later the locals will resist.....just as in Merca.
J/Land opposition will be like a distant dream.

Just like a locals are resisting in J/Land? 
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
Positions don't signify ownership of the land.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
What does it signify pray tell? 
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19075
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
sufi ceyrs got shitty positions 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
rise up nigga....rise up! 
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
Ina jeeniyare is the governor of HRG. The ownership of HRG lies with who ? certainly not your kashmiri ilk 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
Galadi and wacadaan cusman sister of abgaal cusmaan are allied and established together their afgooye kingdom after they out rooted it silcis rulers also after a while murursade have joined the alliance and i think one of them was representing galadi kindom in mareerey. So its fair galadi mayor and two deputies of wacadaan and murursade
Ceer are not doing administrative jobs any more in lower shabeele they are doing federal jobs.
I was born in lafoole and we were getting our milk from murursade and xaskul hawiye.
All the afgooye caanooleey livestock and cattle owners are murursade, the first camel i have seen belonged to murursade.
All the grassland west of lafoole and afgooyes suburbes are murursade and part of dayniile the only place in banaadir you can see a camel
-
xaliye123
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
you can not manage a government without a fair and honesty, and you need to start from your own backyard.
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super

- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Dulmiga haweye bal fiiriya.
Wacdaan should get the HG posts then its fair. 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 495 Views
-
Last post by abdi ilyas
-
- 0 Replies
- 373 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 10 Replies
- 542 Views
-
Last post by Cumar-Labasuul
-
- 28 Replies
- 1645 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 1 Replies
- 291 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 314 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 181 Views
-
Last post by bashe19
-
- 1 Replies
- 326 Views
-
Last post by Gubbet