
Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
[youtube]teuA8d5qapo#![/youtube]


-
- SomaliNet Super
- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
is this merca?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
Yeah and look at how the locals abhor HAG.original dervish wrote:is this merca?
Beesha Direed iyo Digil and gibil cad condemn the regime in Xamar for supporting and condoning the occupation of Ceyr.

- afisoone
- SomaliNet Super
- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
Walaahi dastuurka ayaa saas faraayo. Balo kugu dhacdey Dastuuryahoow
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
Bohol khiyaamo ha qodin ku dhicidontaana moogide.
- 1moonlight
- SomaliNetizen
- Posts: 969
- Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
- Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
waxaan oo dhan waa alshabaab naceeybka aay HabarGidir u qabaan bal fiirsha.
HabarGidir Shabeelada Hoose weey dagaan oo waligood ayeey daganaayeen. anigaan Shabeelada Hoose ayaan ku noolaa waqti badan sida kumanaan qoysas ah oo HabarGidir ah waxaan ugu Badan Cayr iyo Sacad qabiilo badan ayeey uga soo horeeyeen Gobolka Shabeelada Hoose
ninka ka caaytamayo meesha waa alshabaab tuug ah waana dadka qaska kawado magaalada Marko iyo guud ahaanba Gobolka Shabeelada Hoose.
qaswadayaasha alshabaab oo qabyaalada adeegsanayo gacan bir ah ayaa lagu soo qabanayaa tuugada.
HabarGidir Shabeelada Hoose weey dagaan oo waligood ayeey daganaayeen. anigaan Shabeelada Hoose ayaan ku noolaa waqti badan sida kumanaan qoysas ah oo HabarGidir ah waxaan ugu Badan Cayr iyo Sacad qabiilo badan ayeey uga soo horeeyeen Gobolka Shabeelada Hoose
ninka ka caaytamayo meesha waa alshabaab tuug ah waana dadka qaska kawado magaalada Marko iyo guud ahaanba Gobolka Shabeelada Hoose.
qaswadayaasha alshabaab oo qabyaalada adeegsanayo gacan bir ah ayaa lagu soo qabanayaa tuugada.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
1moonlight wrote:waxaan oo dhan waa alshabaab naceeybka aay HabarGidir u qabaan bal fiirsha.
HabarGidir Shabeelada Hoose weey dagaan oo waligood ayeey daganaayeen. anigaan Shabeelada Hoose ayaan ku noolaa waqti badan sida kumanaan qoysas ah oo HabarGidir ah waxaan ugu Badan Cayr iyo Sacad qabiilo badan ayeey uga soo horeeyeen Gobolka Shabeelada Hoose
ninka ka caaytamayo meesha waa alshabaab tuug ah waana dadka qaska kawado magaalada Marko iyo guud ahaanba Gobolka Shabeelada Hoose.
qaswadayaasha alshabaab oo qabyaalada adeegsanayo gacan bir ah ayaa lagu soo qabanayaa tuugada.


-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
Nigga this is Sh hoose not goboladha dhexe.1moonlight wrote:waxaan oo dhan waa alshabaab naceeybka aay HabarGidir u qabaan bal fiirsha.
HabarGidir Shabeelada Hoose weey dagaan oo waligood ayeey daganaayeen. anigaan Shabeelada Hoose ayaan ku noolaa waqti badan sida kumanaan qoysas ah oo HabarGidir ah waxaan ugu Badan Cayr iyo Sacad qabiilo badan ayeey uga soo horeeyeen Gobolka Shabeelada Hoose
ninka ka caaytamayo meesha waa alshabaab tuug ah waana dadka qaska kawado magaalada Marko iyo guud ahaanba Gobolka Shabeelada Hoose.
qaswadayaasha alshabaab oo qabyaalada adeegsanayo gacan bir ah ayaa lagu soo qabanayaa tuugada.

- Turbulence
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2635
- Joined: Thu Sep 25, 2008 3:06 am
- Location: I take my time but I always win
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
HabarGidir Shabeelada Hoose weey dagaan oo waligood ayeey daganaayeen.



-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
marwo sam xusen 1 day ago
hawiye ha ogaadaan in biimaal dir yihiin oo isaaq ciise iyo samaroon la dhasheen haday dulmiga iyo dhul boobka joojin wayaan hawiye waanu soo masaafurinaynaa dhamaan qaxootiga hawiye ee hargeysa jabuuti iyo boorame jooga badhna waanu xasuuqaynaa soomaali nin kastiba tol buu leeyahay ee joojiya hawiyoow dulmiga waa in ciidanka djibouti sida ugu dhaqsaha badan u difaacaan marka cadeey guul beesha biimaal guul s/land iyo djibouti and udubland dawn cadowga we are thinking of our biimaal brothers
Reply ·

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4133
- Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
Damn thes people are hurting wallahi. Is the governor of Lower Shabelle appointed by the government Garre and the mayor of Merka Biyamaal? I am confused about this region wallahi...hat is the fighting about since HG have not been given top positions and how can HG be fighting local deegaan in a united region? Obviously HG has not been winning it seems politically or militarily in the area
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
SourceSow dhacdo xanuun badan ma aha in 2013 uu mooriyaan ka yimid Guriceel ku yiraahdo MUKULEEL MADOW aan kaa ahaado hadii kale G. Shabeelada Hoose kama howl galeysid?!!
April 8, 2013 | Filed under: Wararka | Posted by: Webmaster
Hayádda COSV waxa ay u shaqeysaa sida Maafiyada oo kale. Dahaarka sare waxa ay ka tahay Hayád gar gaar laakiin waa garab ka mid ah garbaha ay ku duulaan Maleyshiyada Ceyr ee ku amar taageleeya Dadka Gobolka Shabellada Hoose.
COSV waxa u taala Gobolka Shabellada Hoose xilligan la joogo Isbaaro la mid ah tan Maleeshiyaadka Habargidir u ooli jirtay-una taala Gobolkaas. Laakiin Isbaarada COSV waa ka gedisan tahay mida lagu yaqiin maleeshiyada Beeshaas, oo si sahal ah uguma muuqaneyso dadka caadi ah arag ahaan laakiin waa ay dareemayaan xanuunkeeda.
Isbaarada COSV ma arkeysid Birdheer oo jidka taala iyo wiilal yar yar oo jidka taagan oo ku hubeysan AK47 oo gawaarida BL-ka ah lacag ah baad ah ka qaadanaya, hadii ay diidana kufsi iyo dhac u geysanaya dadka rakaabka ah Laakiin waa isbaaro ka xun mida caadiga ah ee lagu yaqaano beeshaas oo Isir iyo Farac u leedahay.
COSV isbaaradeeda waxa ay lacago baad ah uga qaataan Hayádaha caalamiga ah ee doonaya in ay u gar gaaraan dadka Gobolka Shabellada Hoose, oo ay hordhigaan shuruudooyin adag oo ay ku doonayaan in ay kaga helaan lacag badan oo ay ku maal geliyaan dhulbalaarsigooda.
Madaxda COSV waxa ay ku qasabaan Hayád walba oo dooneysa in ay ka howlgasho Gobolka Shabellada Hoose in ay iyaga ku soo degaan, oo ay dhegeystaan kaliya waxa ay iyaga u sheegaan. Waxa ay ku qabsbaan Hayád walba oo dooneysa in howl ka bilowdo Gobolka in ay iyaga ka kireeyaan Guriyahooda, Gawaaridooda iyo dhamaan qalabka kale ee ay u baahan yihiin, Iyagoo kula gor gorgortama Lacago aad u badan, Hayádii diidana ay ka hor istaagayaan in ay shaqo bilowdo.
Hayádo badan oo ay ka mid tahay MSF ayaa diiday in ay aqbasho shuruudaha COSV, kadibna waxa ay u diideen in ay Gobolka ka howl bilowdo iyadoo dadka Shabellada Hoose ay aad ugu baahnaayeen caawimaada ay bixineyso.
WHO, UNICEF IYO WFP waa Hayádaha gar gaar ee ka howl gala Gobolka Shabellada Hoose xilligan ee lagula dhaqmo dhaqanka MUKALAAL MADOW, oo ay COSV ku qasabtay in ay ka kireestaan kaliya guryaha qof u dhashay Jufada Ceyr, waxaa lagu qasbay in ay Gawaarida ay u baahan yihiin ay ka kireystaan oo kaliya gawaari ay leeyihiin Jufada hoose ee Maxamed Daahir/Madaxa Hayádaas.
Sida aan ka soo xiganay qaar ka mid ah madaxda Hayáddaas oo aan magac dhabi karin sababo dhinaca amaanka ah darteed ayaa u sheegay markanews in aysan xor u ahayn in ay iyaga gaaraan goáanada ku saabsan guryaha iyo gawaarida ay kireysanayaan, hadda qiimo xad dhaaf ah looga kireeyo laakiin ay danta dadka masaakiinta ah ee dhibaataysan ee Shabellada Hoose ay ka hormariyeen wax walba.
Dhaqankaas ku dhisan Isbaarada iyo Mukalaal Madownimada oo caa ahaa xillayadii hore ayaa weli ka jira Gobolka. Hadii uu damco qof u dhashay Gobolka in uu Hayádo Gar gar uu keeno Gobolka waa in uu u soo maraa Maxamed Daahir iyo maleeshiyadiisa oo ay iyaga ansixiyaan. Waa in uu aqblaa shuruudahooda adag ee ku dhisan mooriyaanimada, Hadii kale ma keeni karo Hayád gargaar Gobolka baahi walba oo ay u qabaan dadka.
Waxaa la gaaray waqtigii uu dhamaan lahaa Dhaqanka guracan ee Maleeshiyada Ceyr ama Habar gidir guud ahaan ay ku hayaan dadka Gobolka. Waxa la gaaray xilligii dadka Shabellada Hoose ay ka xuroobi lahaayeen Gacanta Maleehiyaadka beeshaas, oo ay urin lahaayeen neecawda macaan ee xuriyada..
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
SourceBeelaha Biimaal, Digil iyo Mirifle, iyo beelaha banaadirga ee dega gobolka shabeelaha hoose oo beeniyey dulmina ku tilmaamey warbixintii ay qoreen websiyedada qaarkood
April 8, 2013 | Filed under: Wararka | Posted by: Editor
Beelaha Biimaal, Digil iyo Mirifle, iyo beelaha banaadirga ee dega gobolka shabeelaha hoose oo beeniyey dulmina ku tilmaamey warbixintii ay qoreen websiyedada qaarkood hadalkaasi oo ahaa warbixin dacayaad ah oo aan laga fiirsan, loona dhigey si laablakac ah oo uu maseyr xumo ku dheehan tahay..
Beelahan dhammaan wada dega gobolka shabeelaha hoose, oo walaalo ku ah lihina ku leh gobolkaas ayaa wax aad uga caroodey warbixinta cadiifada aheyd ee ay websidyada qaarkood ay ka qoreen Siyaasi ahna Madaxweynaha maamul goboleedka Udub Land iyo Hay’adaha gargaarka ee ka shaqeeya gobolka kuwaasoo kala ah WFL iyo AYUUB iyo saraakiisha hay’adaba.
Qowmiyadahan ayaa waxa ay aad uga coroodeen wararka ku tirakuteenka ah ee si ba’an looga been abuurtey saraakiisha hay’adaha samafalka ee ka shaqeeynaya gobolka Shabeelaha Hoose tan iyo 1992 iyo odeyaal dhaqameedyada degaanka ka soo jeeda..
Beelahan oo si wadajir ah kulamo kala duwan ku kala yeesheen caasimada Muqdishu, degmada Marka, iyo degamada Baydhaba ayaa cambaareeyey dadka ujeedada qaaska ah ka wata gobolka shabeelaha hoose ee ka soo duuley gobolada Dhexe.. Beelahan ayaa waxa si cad ah uga go’an iney u jihaadaan gobolkooda rasmiga ah ee Illaah ku maneystey dagaal taariikhi ahna ay la soo galeen dowladii talyaaniga ee gumeysiga wadanka ku soo galey.. waxa ay na ka siman yihiin iskuna wada raacsan yihiin Mabda’a guud ee la dagaalanka cadowga guud ee ka soo duuley Galgaduud.
Waxa wax lala yaabo ah in hay’ado samafal oo si fiican gobolka looga yaqaan, lana wada ogsoon yahay waxa ay wadanka iyo gobolkaba ka qabteen tan 1990 ayaa cadiifad qabiil iyo dacaayad raqiis ah darteeda lacago loogu baxshey warbixino aan meelna ku saleysneyn. Hay’adaha WFL iyo AYUUB waxa ay badbaadiyeen oo ay gargaar ufidiyeen 4500 caruuru iyo hooyooyin aad u sabool ah oo ka kala yimid gobolada soomaliya, kuwaasi oo maanta noqdey iftiin baxaayo, soomaaliya iyo duunyaduba meel waliba laga ogsoon yahay.. Hay’adahaas wax shuqul iyo afaaro ah kuma laha la xiriirinta al shabaab iyo ladagaalanka beelaha ku dagaaltamaya Marka, waa hay’adad dhex dhexaad oo ay u simin tahay dhammaan soomaliweyn gaar ahaan beelaha ku nool gobolka shabeelaha hoose. balse waxa ay baaq u dirty nabadeynta iyo deganaanshaha gobolka iney tahay midda keliya ee guul lagu gaari karo.
Waxa la ogsoon yahay iney jiraan odeyaal qabqabliyaal dagaal iyo kuwa qabiil ahaan ku soo duuley isku baheystey oo shidaya dagaalka, kuwaasi oo ay ka mid yihiin qabiilkii dhaca iyo boobka u geyysan jirey maatada gobolka 2000-2008.
Waxa ay marlabaad iyo mar seddexaadba u sheegayaan beelaha Biimaal, Digil iyo Mirifle, Banaadiri in ay aad uga xun yihiin falalka xun xun ee ka baxsan bani’aadinimada ee ay qorayaan websiyada qaarkood, kuna cambeereynayaan cidda ka dambeysey, iaygoo og, xog ogaalna u ah shaqsiyaadka warbixinada qoraya, noocooda iyo sida ay kala yihiin.
Waxa kale oo ay marqaati kacayaan in hay’adaha samafalka ee WFL iyo AYUUB ay yihiin hay’ado u gargaaro agoonta gobolka shabeelaha hoose ee ay wax ku soo kordhiyaan gobolka, taasi lideeduna ay hay’adaha kale qaarkood ee gobolka jooga iney ka rartaan wax kasta ee samafal loogu soo tala galey ayna u gudbiyaan gobolada dhexe sida Guri Ceel Iwm, taasina loo haayo cadeemo cad cad.
Xarumaha kale ee Ayuub, Iimaan center waa goob lagu barbaariyo oo ay leeyihiin agoonta soomaaliyeed tan 1990, halkaasoo ay ka iflaxaadey dhallinyaro fara badan oo ay maanta kala jooga dunida dalcaladeeeda.
Waxa mucjiso ah in Marka ay degaan ahaan ku yihiin beelaha Biimaal iyo Banaadiri, balse beeshaan soo duushay ayaa rabta iney sii wado gumaadkii iyo dhacii lagu yaqiin, laakiin taasi waxa ka soo horjeestey Dastuurka Soomaaliya maanta u qoran oo ah ama ku dhisan FEDERAL.
Sida Eebu noogu yiri, Xaqqu waa soo daahiraa, baadilkuna mugdi ayuu gelayaa, micnaha dadkii deegaanka ahaa wey isku xirteen weyna u wada dhan yihiin difaacooda xaqqa ah ee gobolkooda , ciddii dulmi iyo iska weyni ku soo duushana muruqooda ayey la tiigsan doonaan inshallaah.
Hussein Nuur
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay
nigga the problem is waceysle puppet controlled by ceyr.MarsinQorahay wrote:tha fff they hating on beesha habar gdr for its abgaal that is the problem...

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 734 Views
-
Last post by outlaw112
-
- 3 Replies
- 427 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 1328 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 4 Replies
- 684 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 3 Replies
- 668 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 0 Replies
- 446 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 1 Replies
- 439 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 1 Replies
- 479 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 9 Replies
- 1121 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 8 Replies
- 1082 Views
-
Last post by Captain24