MAAHMAAH.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

MAAHMAAH.

Post by xaliye123 »

1-Aatha jingka guursity aaw dhe king tumaas.
2- Abaar wal motheey eeba doring.
3- Af dabooling dehepu.
4- Anjhuuf( andhuuf) dhul dhiithy ari laan my qatimaas.
5- Bii ingty ha king deerne lisku moose.
6- Bilaang kungha koodiyaas ko kuly bahaas.
7- Dathaaliya danbar dhame .
8- Dhejy dhulky usy roogo dhogortis leyi .
9- Doory qoor qobid bii miky waraabas.
10- Edeeg mo obsithow langjheey obsithe.
11- Ees jiilal mal huraaw sikastiby haato wal suge.
12- Farto shaleethiye fool my dhigaas.
13- Gaala gal garoor ku sheeng mal helaaw.
14- Gaal dil gratis si.
15- Haasidow hooga beel.
16- Habaheey dhatiye bir miky tumimaas.
17- Habar ly fury fhidhy ming yaaly.
18- Iid winey I aroos yoowa liing malithe.
19- Il geedkiye dhowow ma arighaas.
20- Imry dhamaathy eeb mal ky sagootiyow.
21- Imrigha dheerady aliyow gaaley dhalo ku tuse.
22- Ingty laabta hurifady luta hurtoy.
23- Jingka koofar king bi athy ing nakaaty .
24- Kaadi badiny wal ing gogol bathiye .
25- Kaawky qobsoy kebriraaghy king hero.
26- Kar dadoow karkaa dhumiye.
27- Kuboghy bood saary.
28- Lang erring jhiby jhabny qabe jheerny qaby .
29- Lang hal ku dhunty haangha galling giliye.
30- Langby jidky haayo gowshey jiifithe.
31- Lamy dheri dab saarow ko ley bure.
32- Lang athy gorithaas ey ety mal eraw.
33- Lang bilaayida fathow boodka qorjhooysithe.
34- Lag shaqeeysithiya shaahy dhame.
35- Lang king dighy miky dilny.
36- Lang ko doo bading dhahal aawa kiily qiibsithe
37- Lang ko hoog wiing horta dhirife.
38- Lang dab ky gubithy garodka ku roore.
39- Lang gardoring my guuleysithow.
40- Lipee luto luky haay lo my fiijhi waayow.
41- Lo’ lutite hory isky bii gefiyaas.
42- Lo’ heey lo’heey ingte king nugul.
43- Meel kasty langko kingky jaroy naarby haayto.
44- Miirka bershey mathy walaalka ky jary .
45- Mithoow Hortis ming mal galow.
46- Miroogny megela kii weelas.
47- Naar waaby galaase guudka ay hamaaney.
48- Oorta dabroy allighany aabud.
49- Roonaba rabbi og.
50- Sabiriya sed le.
51- Sagaary jhus tabartiyeewu.
52- Sakar langshe my moog.
53- Siniby sithe liky dhage.
54- Shingbirby shingbijheya libuupe.
55- Shingbir buubow bading mathy abeesy ky dage.
56- Soohing dhunty apaa ling naghee.
57- Tolka I kobtaby wal ky dhahjare.
58- Tubaaky langjhe ly jary booy my e.
59- Tuug tuug my kethiyow.
60- Tuug ly qobithy taly my le.
61- Wal badsoy wal beela lety.
62- Wang gumur sheengty waapang mal ky gooriyow.
63- Wareer hamiineed wal ing waa bariisithe.
64- Wehensitooley weeljhe my korsithaas.
User avatar
AgentOfChaos
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10113
Joined: Mon Aug 01, 2011 2:41 pm

Re: MAAHMAAH.

Post by AgentOfChaos »

What kind of extraterrestrial language is this?
User avatar
Navy9
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6830
Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
Location: United States of Aliens

Re: MAAHMAAH.

Post by Navy9 »

Hi Xaliye,

Thanks for your post, I did understand some but others couldn't figure it out. So, I am guessing this is not standard Somali language, is it Af-Maay or some other Somali dialect?

It would have been great if you had posted the proverbs' English translation!!!
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: MAAHMAAH.

Post by HooBariiska »

is this oromia?
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: MAAHMAAH.

Post by kambuli »

Anigu dhowr baan maleeyey ee waa kuwan; 1, 2, 3,5, 9.12, 14, 15,17,19,20,21,22,24,28.35.36,37.38,39, 50, 60 :stylin:


[quote="xaliye123"]
1-Aatha jingka guursity aaw dhe king tumaas.Adaa jinka guursaday eh, aw dheh haku dilee[/color]
2- Abaar wal motheey eeba doring. Abaar waa laga doogsaday/dhaafay Eebbaa noo doorey.
3- Af dabooling dehepu. Af daboolan dahab.
4- Anjhuuf( andhuuf) dhul dhiithy ari laan my qatimaas.
5- Bii ingty ha king deerne lisku moose. Biyo inteyna kusoo gaadhin baa la iska moosaa
6- Bilaang kungha koodiyaas ko kuly bahaas.
7- Dathaaliya danbar dhame . daajiyaa dambar dhama..
8- Dhejy dhulky usy roogo dhogortis leyi .
9- Doory qoor qobid bii miky waraabas. Digaagad qoor qabasho biyo kuma cabto(waraabto)
10- Edeeg mo obsithow langjheey obsithe.
11- Ees jiilal mal huraaw sikastiby haato wal suge.
12- Farto shaleethiye fool my dhigaas. Far keliya fool ma dhaqdo
13- Gaala gal garoor ku sheeng mal helaaw.
14- Gaal dil gratis si. Gaal dil gartiisana sii
15- Haasidow hooga beel. Xaasidow xooga beel
16- Habaheey dhatiye bir miky tumimaas.
17- Habar ly fury fhidhy ming yaaly.habar fadhida legdini wax uga fuudud
18- Iid winey I aroos yoowa liing malithe.
19- Il geedkiye dhowow ma arighaas. Il geedkii u dhow, ma aragto..
20- Imry dhamaathy eeb mal ky sagootiyow. Cimri dhamaaday ceeb laguma sagootiyo...
21- Imrigha dheerady aliyow gaaley dhalo ku tuse. Cimrigaa dheeraday, caliyow geel dhalyana wuu ku tusaa
22- Ingty laabta hurifady luta hurtoy. Intey laabtu huri lahayd, lugtu ha hurto..
23- Jingka koofar king bi athy ing nakaaty .
24- Kaadi badiny wal ing gogol bathiye . Kaadi badane waa loo gogol badiyaa..
25- Kaawky qobsoy kebriraaghy king hero.
26- Kar dadoow karkaa dhumiye.
27- Kuboghy bood saary.
28- Lang erring jhiby jhabny qabe jheerny qaby . Nin adhi jebiyey, jabna qab ceebna qab
29- Lang hal ku dhunty haangha galling giliye.
30- Langby jidky haayo gowshey jiifithe.
31- Lamy dheri dab saarow ko ley bure.
32- Lang athy gorithaas ey ety mal eraw.
33- Lang bilaayida fathow boodka qorjhooysithe.
34- Lag shaqeeysithiya shaahy dhame.
35- Lang king dighy miky dilny. nin kuu digey kuma dilin
36- Lang ko doo bading dhahal aawa kiily qiibsithe,, Nin kaa dood badan, dhaxal aabbahaa waa kugu qabsadaa
37- Lang ko hoog wiing horta dhirife. nIn kaa xog badan, waa kaa hor dhirfaa(Cadhoodaa)
38- Lang dab ky gubithy garodka ku roore. nin dab ku gubtay, dambiskiisuu kka rooraa(ordaa)
39- Lang gardoring my guuleysithow. Nin gardaran ma guuleysto
40- Lipee luto luky haay lo my fiijhi waayow.
41- Lo’ lutite hory isky bii gefiyaas.
42- Lo’ heey lo’heey ingte king nugul.
43- Meel kasty langko kingky jaroy naarby haayto.
44- Miirka bershey mathy walaalka ky jary .
45- Mithoow Hortis ming mal galow.
46- Miroogny megela kii weelas.
47- Naar waaby galaase guudka ay hamaaney.
48- Oorta dabroy allighany aabud.
49- Roonaba rabbi og.
50- Sabiriya sed le. sabra sed leh...
51- Sagaary jhus tabartiyeewu.
52- Sakar langshe my moog.
53- Siniby sithe liky dhage.
54- Shingbirby shingbijheya libuupe.
55- Shingbir buubow bading mathy abeesy ky dage. shimbir bood bood badan, madax abeeso yey ku degtaa
56- Soohing dhunty apaa ling naghee.
57- Tolka I kobtaby wal ky dhahjare.
58- Tubaaky langjhe ly jary booy my e.
59- Tuug tuug my kethiyow.
60- Tuug ly qobithy taly my le. tuug la qabtay talo ma leh
61- Wal badsoy wal beela lety. wax badso, wax beel bay leedahay
62- Wang gumur sheengty waapang mal ky gooriyow.
63- Wareer hamiineed wal ing waa bariisithe.
64- Wehensitooley weeljhe my korsithaas.[/quote]
User avatar
salool
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Tue Oct 18, 2011 10:15 am
Location: "Live Each Day As If It Were Your Last... Tomorrow is Not Promised."

Re: MAAHMAAH.

Post by salool »

:?
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: MAAHMAAH.

Post by Samatr »

Here's one I made up a while back, don't know if it could be considered a maahmaah
Maskax aanad laheen waa lagu waashaa.
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: MAAHMAAH.

Post by SummerRain »

Samatr wrote:Here's one I made up a while back, don't know if it could be considered a maahmaah
Maskax aanad laheen waa lagu waashaa.
:lol: :lol: I don't know why, but it's funny wallahi.
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: MAAHMAAH.

Post by Samatr »

It's supposed to mean, "there's no point in trying to understand most people because they think differently, if you try understand their way of thinking you will go crazy.
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: MAAHMAAH.

Post by SummerRain »

Thanks for the explanation. I competely agree with you. I used to invest so much in trying to understand individuals and why they are the way they are, or do the things they do, eventually got to a point that it really isn't worth all that.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”