DhagaysoTaliyaha amniga ee Kismaayo oo ka warbixiyay amniga

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

DhagaysoTaliyaha amniga ee Kismaayo oo ka warbixiyay amniga

Post by The_Patriot »

Taliyaha amniga ee maamulka KMG ee Kismaayo Maxamuud Qaalib ayaa ka hadlay xaalada amaan ee magaalada.Taliyuhu wuxuu sheegay in Kismaayo dhanka amniga ay mareyso marxaladii ugu fiicnayd.

Maxamuud Qaalib wuxuu sheegay in wax amni daro ah aysan kajirin magaalada Kismaayo.

‘‘Hada todobaadkan iyo kii ka horeeyay toona wax qarax ah oo magaalada ka dhacay majiro, wax amni daro ah oo ciidanku hada wadaana majiro, cidii amni daro la timaadana amnigaa gacanta ku qabanaya iyadaana ciqaab la kulmaysa.Marka in lagu guulaystay waxaad ku garanaysaa hadaana qarax jirin , hadaana xabad ka qarxi kairin, hadaana bastoolad cid ka ridi karin,ciidanka amniga ka shaqeeya mooyeen cid qori kor u qaadi karaa majiro , 100% baa lagu guulaystay baan isleeyahay xaga amniga,’’ ayuu yidhi taliyaha amnigu.

Wareysiga taliyaha hoos ka dgayso

:dj:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Jubada Hoose”